Riyad (Himilonews) – Wadanka Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay in ay qorsheynayaan dhismaha goobo madadaalo oo laga dhisayo kooforta magaalada caasimadda ah ee Riyaad. Dhismahan baaxaddiisa ayaa gaaraya 334km wareeg ah. Waxaana loogu tala-galay in lagu soo bandhigo ciyaaraha, dhaqanka iyo goobo kale oo mad daalo sida hoteello iyo beero. Mohammed bin Salman oo ah dhaxal-sugaha boqortooyada oo lahadlay wakaaladda wararka ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Ol’olaha Umuganda ee Rwanda – Singapore-ta Afrika ee Mustaqbalka.
Kigali (Himilonews) – Ereyga Umuganda waxaa micno ahaan lagu soo koobi karaa; iskugu imaatinka hadaf guud si loo gaaro natiijo muuqata. Gudaha dhaqanka Rwanda, xubnaha kala duwan ee ku jira bulshada ayaa isugu yeera ehellada, asxaabta iyo deriska si ay isaga kaalmeeyaan dhameynta howl-gal adag. Kaqeyb noqoshada dadaalka lagu dhisayo dalka Rwanda iyo in la wadaago heybta dalnimo, dowladdu waxay jideysaa ...
Read More »7 April – Maalinta Gocashada Xasuuqii Rwanda 1994
Muqdisho (Himilonews) – Bishii April sanadkii 2004 ayay markii ugu horreysay QM aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee is-tusidda Xasuuqii Rwanda. Xuska Maalintanna waxaa taniyo markaas lagu qabanayay caasimado kala duwan sida Kigali, New York, Dar-es-Salaam iyo Geneva. Dhamaan xubnaha katirsan QM ayaa lagu casuumaa inay qeyb ka noqdaan hal daqiiqo oo loo aamuso xusuusta dadkii ku le’day mashaqadaas. War uu xilligaas ...
Read More »Hal-ku-dhegga Niyad-jabka – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka 2017
Muqdisho (Himilonews) – 7 April sanad kasta waxaa la xusaa Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka oo ku asteysan aa’aaska Hey’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo shalay oo kale sanadkii 1948-kii looga dhawaaqay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Dalalkii ugu horreeyey ee xaadiray madashii looga dhawaaqayay hey’adda WHO waxaa kamid ahaa India, USA, Syria, Turkey, China iyo kuwa kale. Taniyo markii la ...
Read More »Wadanka Botoswana oo ay kordheen tirada Dalxiisayaasha
Gaborne (Himilonews) – Soo noqoshada wadanka Botoswana maalgalintiisa iyo dalxiisayaasha ayaa kordhay afar sano kadib iyaga oo gaaray sanadkan 2 million oo ruux. Hadalkan ayaa laga soo xigtay wasiirka duurjoogta iyo deegaanka oo lahadlayey idaacadaha gudaha iyo kuwa caalamiga ah. Dalxiisayaashan ayaa ka kala imaanaya wadamada Laatiin Ameerika iyo Midwoga Yurub, 60% waxay ka imaadaan Mareykanka halka 30% ay ka ...
Read More »Bana Alabed oo farriin usoo dirtay Dunida
Ankara (Himilonews) – Bana Alabed oo gabar toddobo sano jir ah kana timid magaalada Xalab ee dalka dagaalladu la dageen ee Suuriya – taas oo caan ku noqotay soo tebinteedii cabsida laheyd ayaa barteeda Twitter-ka soo dhigtay weerarka gaaska loo adeegsaday dhawaan ka dhacay magaalada. Bana oo December sanadkii hore ee 2016 waalidkeeda kala soo baxsatay magaalada Xalab ayaa hadda ku ...
Read More »Olympic Babies – Tartanka Olombikada Dhallaanka
Beijing (Himilonews) – Waxay dhasheen sanad kahor waxayna durba kamid noqdeen dhacdo kamid ah tartamada ciyaaraha. Layaab maleh ciyaartan waxaa lagu magacaabaa Olombikada dhallaanka. Carruurta aalaaba dhalata 8 August waxaa loo yaqaan Olympic Babies – waxayna ka qeyb-galaan tartan ay ku galaan gurguurasho. Tartankan markiisii ugu horreysay waxaa la qabtay sanadkii 2008. Waxaana taniyo markaas sanadihii xigay lagu qabanayay magaalada madaxda ...
Read More »Sahan: Dadka Dhiig Ilmeeya Markay Oynayaan
Muqdisho – Haemolacria waa xaalad muuqaaleed dhab ah taas oo qofka ku sababta in marka uu oynayo uu dhiig ilmeeyo. Ilinta dadka qaba cudurkan waxay kaliya ku kala duwan yihiin guduudsanaanta midabka dhiigga oo ay qubaan marka ay ilmeynayaan. Halka aysan caddayn sababta muuqata ee ka danbeysa cudurkan, waxaa hadana la ogaaday inay calaamado u tahay cudurro dhowr ah oo dhiigga ...
Read More »Xeebta Biyaha Kulul
New Zealand (Himilonews) – Wali ma suuraysatay xeeb biyaheedu kulul yihiin? Taasi waxaad ugu tagaysaa dalka New Zealand. Iyada oo dhacda xeebta bari ee gacanka Coromandel – 175 km ka fog Auckland, Hot Water Beach waxay magacan ku heshay duleellada hoose ee ku xiga carrada xeebta oo ay kasoo burqadaan biyo kulul. Xeebtani waxay soo jiidataa indhaha dal-xiisayaal lagu qiyaaso 130,000 oo qof. ...
Read More »Yemen – Ciyaar Bootineedka Geela
Sanca (Himilonews) – Dadka qabiilka Zaraniq ee ku nool xeebta galbeed ee Yemen ayaa waxay leeyihiin dhaqan gaar ku ah – waxay ka dulboodaan saddax ama afar Tulud oo la iskugu xejiyay sida qolada daredevils ay kaga dulboodaan gawaarida. Ka nqoday mid caan ah oo dhiirri-gelin iyo adkeysi laga barto gudaha dalka Yemen, xubnaha katirsan qabiilka Zaraniq waa kuwa ugu horreeya laga soo ...
Read More »