Monthly Archives: January 2016

Seyniska iyo Salaadda

Muqdisho (Himilonews) – Sayniska waxa lagu qayaxaa, waa waxqabad aqooneed oo wax ku ool ah, waxqabadkaas oo ka kooban barashada habdhiska iyo dhaqanka dabeecadeed ee shay kasta oo dunida ka jirra. Iyadoo lagu baranayo indho indhayn iyo iyo tijaabin. Saynisku waa aqoon ka dhaxaysa aadamaha oo dhan. Waana aqoontii ay iska soo dhaxleyeen illa nabi aadam csw. Waxa uu soomaray marxalado ...

Read More »

Qof walba wixii dhiba wajigay kaga taallaa! +Sawirro

Muqdisho (Himilonews) – Nin u dhashay dalka Kambodia oo la taahaya koror culeys ku socday wajigiisa waxaa dhacda inuu helo fursadda loogu sameyn karo qalliin kadib laba dalxiisayaal ah oo ol’ole ay deeq ugu raadinayaan ka bilbaabay barta kulanka bulshada ee wajibuug.  Diana Koski iyo seygeeda John Nettleton oo u dhashay dalka Australia ayaa kusoo baxay 34-jirka Vid goor ay ...

Read More »

Masjidkii ugu horreeyey ee laga dhiso Australia–wax badan ka ogow!

Muqdisho (Himilonews) – Masjidkii ugu horreeyey ee laga dhiso Australia waxaa laga sameeyey gobolka Marree ee koofurta Australia sanadkii 1882-dii.  Sida laga dheehan karo taariikhda, tani waxay ka dhigan tahay waa qarnigii 17aad markii ugu horreysay ee raad Islaam lagu arko dhulka Australia.    Sida sawirka idin kaga muuqata, waxaa cad in Muslimiin geel dhaqato ah ay meeshan ku noolaayeen. ...

Read More »

Khilaafada Islaamka oo sheegtay inay dib u qabsan doonto Andalus–dalka Spain

Muqdisho (Himilonews) – Kooxda la baxday Khilaafada Islaamka ee ISIS ayaa wacad ku martay inay weeraro ku qaadi doontp dalka Spain–iyaga oo ku hal-qabsanaya: Dib ayaynu ugala wareegi doonaa gaalada dhulkeenna. Kooxdan ayaa kol horaba ku baahisay soohdimaheeda dalalka leh tirada badan ee Muslimiinta bariga dhexe. Waxay sidoo kale sii deyday shax-qariiradeed muujinaysa meelaha ay qabsan doonto sida waqooyiga Afrika ...

Read More »

Khilaafada Islaamka oo sheegtay inay ka xoreyn doonto Muslimiinta Kashmiir gumeysiga Lo’-caabudada Hinduuga ah

Muqdisho (Himilonews) – Kooxda la baxday Khilaafada Islaamka ayaa ugu bishaareysay dadka reer Kashmiir inay ka xoreyn doonaan cadawga Lo-caabudada Hinduuga ah–oo ay maqli doonaan bogaadis iyo dhawaqyo beerka u qaboojiya, sida laga soo baahiyay.  Iyada oo soo xiganaysa 13-ka qodob oo ay kooxdu ku daabacdo wargeyskeeda, Deccan Herald ayaa u qoran sidatan: “Kashmiir iyo dhulalka ku hareeran waxay hoos ...

Read More »

Pope Francis oo yiri Islaamka, Yuhuudda iyo Kirishtaanka hal Ilaah ayay wada caabudaan!

Muqdisho (Himilonews) – Isaga oo booqanayey macbad Yuhuuddu leedahay oo ku yaalla Roma, Pop Francis wuxuu ka hadlay qalalaasaha, dagaallada iyo fad-qalalka dunida ka jira. Wuxuu sidoo kale xusay wax uu ku sheegay “Saddexda diimood ee isku Ilaahiga ah.”  “Dagaalka ninku ku qaado nin kale waa la isku maandhaafsan yahay gaar ahaan saddexda diimood ee samaawiga ah gudahooda–Islamka, Yuhuudda iyo ...

Read More »

Waxyaalaha kugu qabsi kara inaad Mustaqbalka booqato Dubai

Muqdisho (Himilonews) – Dubai waxay caan ku tahay waxyaalo badan gaar ahaan kolkay timaado in laga hadlo walxaha lagu raaxeysto.  Isu-tagga Imaaraadka Carabta hadda waxay ku joogtaa booska koobaad ee jaziirad-gacan ku sameyska ugu weyn dunida, rug dukaameysi ku fadhiya wareeg dhan 3.7malyuun oo baabac ah, dhismaha ugu dheer dunida, bileyska ugu damashaadka badan iyo arrimo kale.  Hayeeshe, waxa yaabka ...

Read More »

Raga ragga fuula oo waji-gabax kala kulmay dalka Australia

Muqdisho (Himilonews) – Nin ayaa la mooral-jabay diidis uu kala kulmay dowladda Australia oo ku aadaneyd inuu aaska u sameysto nin ay is-qabeen oo ku geeriyooday xilli ay socotay xafladdii arooskooda. Marco Bulmer-Rizzi, oo kasoo jeeda London, Ingiriiska, wuxuu la niyad-jabay markii seygiisa David Bulmer-Rizzi, oo 32-jir ah uu ku geeriyooday Adelaide xilli ay ku jireen bisha malabka. David ayaa ...

Read More »

Wiil 7-jir ah oo guursaday Eey

Muqdisho (Himilonews) – Wiil yar oo toddoba jir ah ayaa lagu jujuubay meel fagaare ah inuu ku guursado Ey dhedig ah kadib markii qoyskiisu iska dhaadhiciyeen in gabadha koobaad ee uu guursado ka dhiman doonto nasiib xumadiisa.  Toddoba jirka Mukesh Kerai, oo ku nool degmada Manik Bazaar wuxuu meel fagaare ah ku guursaday Ey kadib saadaal waalidkiisu ku sheegeen inay xilli ...

Read More »

Qoyska ugu weyn dalka Ingiriiska oo sugaya dhalkooda 19aad

Muqdisho (Himilonews) – Qoyska ugu ballaaran dalka Britain ayaa ku dhawaaqay inay sugayaan dhalashada dhallaankii 19aad.  Xiiso ku filnaanshaha, Sue Radford, 40, waxay go’aansatay inaanay wax badan sii dhalin kadib dhallaanka shinkiisu idlaanayo.  Sue iyo seygeeda Noel, oo 45-jir ah, waxay sideed bilood kahor soo dhaweeyeen dhalashada cunuggooda ugu yar, hayeeshe, hadda waxay uurka ku sidaa mid kale.  Qoyska reer ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!