crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2016 | HimiloNetwork

Monthly Archives: December 2016

Dalxiisayaal lagu qabsay inay qaadaan boor lagu qoray: ‘Waxaan nahay tuugo’ kadib..

Jakarta (Himilonews) – Laba dalxiisayaal oo ku sugan dalka Induniisiya kuwaas oo lagu qabtay xatooyada laba bushkuleeti ayaa lagu qasbay inay waddooyinka la maraan boorar lagu bahdilayo, marka loo eego muuqaallo lasoo dhigay baraha bulshada. Guddoonka degmada Gili ayaa xaqiijiyay in labadan dalxiisayaal oo jira da’da 20 kana yimid dalka Australia, kuwaas oo la heyb sheegin magacyadooda, in kaamirada qarsoon ...

Read More »

Diyaarad 172 rakaab ay saarnaayeen oo arrin la yaab leh si degdeg ah dib ugu caga-dhigatay

Muqdisho (Himilonews) – Diyaarad qaadkeedu dhan yahay 200 oo rakaab ah oo siday 172 rakaab kana timid New York kuna sii jeeday Fransiiska ayaa sameysay degis degdeg ah kadib markii musqusheeda la furi waayay. U hadle u hadlay Open Skies, oo leh diyaaradda British Airways ayaa sheegay in duulimaadka diyaaradan loo weeciyay Ireland kadib markii la ogaaday in rakaabku ay dooni ...

Read More »

Raxan Jiir ama Doolli ah oo nolosha ku cunay cunug 3 bilood jir ah

Muqdisho (Himilonews) – Cunug yar ayaa dhimatay kadib markii hooyadeed ay kaligeed kaga tagtay gurigeeda iyada oo aaday baar lagu caweeyo habeenkii, marka loo eego booliska dalka South Africa. Booliska Johannesburg ayaa sheegay inay xireen haweeney 26-jir ah oo aan la heyb-sheegin magaceeda kadib markii cunugteeda 3 bilood jirta ahayd ay nolosha ku cuneen raxan Jiir ama Doolli ah. Haweeneyda ...

Read More »

Jaamacad ogol in badalkii lacagta ardayda saboolka ah isku diiwaan-geliyaan bariis

Bangkok, Thailand (Himilonews) – Beeraleyda saboolka ah ee ku nool dalka Thailand hadda waxay awoodi doonaan inay carruurta geystaan kuleej kadib markii hal jaamacad oo si gaar ah loo leeyaahay ay aqbashay in beeraleydu carruurtooda jaamacadda uga bixiyaan bariis -badalkii ay bixin lahaayeen lacag caddaan ah. U hadlaha jaamacadda Rangsit University ayaa sheegay in ardaydu hadda kadib ku bixin karaan dhamaan ...

Read More »

Rikoorka Shukaansiga: Lamaane 41 sanadood is shukaansan jiray oo ugu danbeyn is guursaday

Texas, USA (Himilonews) – Lamaane ku sugan gobalka Texas ee Maraykanka ayaa ugu danbeyn guri u wada hoyday kadib markay wada sheekeysanayeen muddo 41 sanadood ah. Bill iyo Linda Bownds ayaa is bartay sanadkii 1975-kii markii ay kala jireen 31 jir iyo 30 jir. Waxay si jaceyl ku dheehan yahay iskula joog jireen taniyo markaas. Hadda wada qaadashada muddo 41 sanadood ...

Read More »

Ganesh Rakh: Dhaqtarka lacag la’aan ku dhaliya haweeneydii gabar dhasha

Pune, India (Himilonews) – Dr. Ganesh Rakh wuxuu ugu yeeraa biirin cusub oo ku aadan kor u qaadista tirada dhalmada dhallaanka dhedigta ah gudaha dal caadooyinka dhaqameed ee dadyowgiisu aaminsan yihiin in liic kusii wado tirada gabdhaha oo aad uga sii yaraaneysa marka lala barbar-dhigo tirada wiilasha dhalanaya. Sanadkii 1961, 976-dii gabdhood oo da’da 7-jirka ka hooseeyaba 1000 ayaa u ...

Read More »

Kaalinta nalalka ileyska qoraxda ku shaqeeya iyo daryeel la’aanta heysata

Muqdisho (Himilonews) – “Hilible ayan ahay: waxana iga saaciday nalalka habeenkii inaan halkan ku ganacsado: masha Allah, faa’iido waaweyn ayaan ku qabaa.” Faalladaas waxaa tiraabaya Salaad Cali Fiidow  oo si joogta ah habeen kasta, waddo iftiin badan oo ku dherersan mid kamid ah laamiyada waaweyn ee magaalada Muqdisho ku iibiya hilibka. Wuxuu shaqada uu subaxii hore soo bilaabo ka hoydaa ...

Read More »

Khubaro Sucuudiyan iyo Ukrain isugu jira oo sameeyey diyaarad dagaal

Kiev (Himilonews) – Sawirkii ugu horreeyey ee diyaarad dagaal oo ay wadajir u wada sameeyeen dalalka Sucuudiga iyo Ukraine ayaa lagu soo ban-dhigay gudaha warshad sameysa oo ku taalla dalkaas. Shirkadda Antanov, oo ah mid dowladdu leedahay, ahna shirkadda kaliya ee sameysa baabuurta iyo diyuuradaha ayaa soo ban-dhigtay sawiradda diyaaradan cusub, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka dalkaas ee UNIAN. ...

Read More »

Qoysas badan oo ka barakacaya magaalo laga helay bam ka yimid dagaalkii 2aad

Ausberg (Himilonews) – Ku dhawaad 54,000 oo qoysas Jarmal u dhashay ayaa lagu wadaa in laga daad gureeyo guryahooda xilliga ciidda Kirismaska kadib markii bam ka yimid dagaalkii labaad ee dunida lagu arkay magaalada ay deganaayeen. Bamka lidka diyaaradaha loo adeegsado oo culeyskiisu dhan yahay 1.8 ton ayaa laga helay magaalada Augsburg ee dalkaas, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka AP. Howsha ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!