Yearly Archives: 2016

Dalxiisayaal lagu qabsay inay qaadaan boor lagu qoray: ‘Waxaan nahay tuugo’ kadib..

Jakarta (Himilonews) - Laba dalxiisayaal oo ku sugan dalka Induniisiya kuwaas oo lagu qabtay xatooyada laba bushkuleeti ayaa lagu qasbay inay waddooyinka la maraan...

Marka dhaqanku geeri u horseedo nolosha qofkiisa – aqriso qiso gaaban.

Kathmandu (Himilonews) – Gashaanti 15-jir ah oo ku nool dalka Nepal ayaa geeriyootay kadib markii waalidkeedu ku qasbeen inay gaar u jiifsato aqal Hoori...

Diyaarad 172 rakaab ay saarnaayeen oo arrin la yaab leh si degdeg ah dib ugu caga-dhigatay

Muqdisho (Himilonews) – Diyaarad qaadkeedu dhan yahay 200 oo rakaab ah oo siday 172 rakaab kana timid New York kuna sii jeeday Fransiiska ayaa sameysay...

Raxan Jiir ama Doolli ah oo nolosha ku cunay cunug 3 bilood jir ah

Muqdisho (Himilonews) – Cunug yar ayaa dhimatay kadib markii hooyadeed ay kaligeed kaga tagtay gurigeeda iyada oo aaday baar lagu caweeyo habeenkii, marka loo...

Jaamacad ogol in badalkii lacagta ardayda saboolka ah isku diiwaan-geliyaan bariis

Bangkok, Thailand (Himilonews) – Beeraleyda saboolka ah ee ku nool dalka Thailand hadda waxay awoodi doonaan inay carruurta geystaan kuleej kadib markii hal jaamacad...

Rikoorka Shukaansiga: Lamaane 41 sanadood is shukaansan jiray oo ugu danbeyn is guursaday

Texas, USA (Himilonews) – Lamaane ku sugan gobalka Texas ee Maraykanka ayaa ugu danbeyn guri u wada hoyday kadib markay wada sheekeysanayeen muddo 41 sanadood...

Ganesh Rakh: Dhaqtarka lacag la’aan ku dhaliya haweeneydii gabar dhasha

Pune, India (Himilonews) - Dr. Ganesh Rakh wuxuu ugu yeeraa biirin cusub oo ku aadan kor u qaadista tirada dhalmada dhallaanka dhedigta ah gudaha...

Kaalinta nalalka ileyska qoraxda ku shaqeeya iyo daryeel la’aanta heysata

Muqdisho (Himilonews) - “Hilible ayan ahay: waxana iga saaciday nalalka habeenkii inaan halkan ku ganacsado: masha Allah, faa’iido waaweyn ayaan ku qabaa.” Faalladaas waxaa tiraabaya...

Khubaro Sucuudiyan iyo Ukrain isugu jira oo sameeyey diyaarad dagaal

Kiev (Himilonews) – Sawirkii ugu horreeyey ee diyaarad dagaal oo ay wadajir u wada sameeyeen dalalka Sucuudiga iyo Ukraine ayaa lagu soo ban-dhigay gudaha...

Qoysas badan oo ka barakacaya magaalo laga helay bam ka yimid dagaalkii 2aad

Ausberg (Himilonews) - Ku dhawaad 54,000 oo qoysas Jarmal u dhashay ayaa lagu wadaa in laga daad gureeyo guryahooda xilliga ciidda Kirismaska kadib markii bam...

Most Read