Yearly Archives: 2016

Waayeel Masiix ah oo arday Muslimiin ah Qur’anka u dhiga

Qaahira (Himilonews) - Oday waayeel Masiixi ah oo ku nool koofurta dalka Masar ayaa kor u qaadaya heerka wada noolaansho ee diimaha kala duwan...

Laba jeer ka fikir dhagari inay ku jirto xiriirada qaar ee lamaanaha

Harare (Himilonews) - Wada-socoshada lamaanayaashu in badan kama dhigna sawir farxadeed iyo isku qanacsanaan kuwo laga qaato. Sheekooyinka qaar ee ay lamaanaha jaceyl-wadaagta ahina iskula...

Markuu ardaygu jeclaado macalimaddiisa – si uu u guursado.

Beijing (Himilonews) - Badi xiriir dhex-mara labo qofood oo jaceyl iska doonaya ma noqdaan kuwo la qaayibo ama la qariibsado. Balse dhadhan sidee ah...

La kulan: ninka daryeela xanaanada 735 Eeyo ah

Bangalore (Himilonews) - Marka gaarigu ku joogsado halkan – gegida bannaan ee beer lagu xanaaneeyo – oo u dhow caasimadda gobalka Karnataka, durba waxaa kugu...

Shisheeyaha guursanaya Sucuudiyaanka oo laga rabo inay maraan tijaabo adag oo caafimaad

Jeddah (Himilonews) - Qeyb kamid ah dadaal lagu xadidayo ku adkeynta ajaanibta guur-doonka ku ah gabdhaha Sucuudiyaanka ah, dowladda dalkaas ayaa waajib uga dhigtay...

Gabdhaha reer Siiriya oo u dhaxeeya qax iyo guursi

Jordan (Himilonews) - Gudaha xarun daryeelka hooyada oo ku dhex taal xero ay ku nool yihiin qaxooti Siiriyaan ah oo ku taal Jordan, Elham...

Hindiya oo baararka qamriga ee jidadka saaran mamnuucaysa

Mumbai (Himilonews) - Maxkamadda Hindiya ayaa ku xukuntay in albaabada la iskugu laabo baararka lagu iibiyo khamrada iyo daroogooyinka ee ku dherersan jidadka waaweyn...

Masar oo 10,000 oo dameer u dhoofinaysa Shiinaha

Qahira (Himilonews) - Ibrahim Mahrous, madaxa waaxda xanaanada xoolaha ee wasaaradda beeraha Masar ayaa rumeeyey haddallo ku-tiri-ku-teen ahaa oo ku saabsan oo dameeraha ku nool...

Saameynta daaciga la isku maan-dhaafay – Dr. Zaki Naik

Mumbai (Himilonews) - Dugsiga diiniga ah ee Zakir Naik's Islamic International School, oo ku yaalla meel ciriiri badan oo Mumbai katirsan waxaa dhacda inaadan si...

Wax kabaro Digaagta

Muqdisho (Himilonews) - Shinbiro inta badan dab-joog ah oo aan dhab u duulin; oo midabo kala duwan leh; diyaad, dooro; ama shinbirluki. Labkiisa waxaa...

Most Read