MUQDISHO (HN) — Laamiyada iyo goobaha dadweynuhu ku kulmo waxaa aalaaba lagu beeraa geedo qurxoon oo ubaxyo ah si ay indhuhu ugu doogsadaan. Balse Kurume oo ah magaalo Japan ku taal waa meesha kaliya oo aad ku arki karto geed moos oo ka dhex baxaya laami. Nala daawo muuqaalka.
Read More »Muuqaallada
Daawo – Faa’iidada laga helo ‘hab siinta’ Geedaha.
MUQDISHO (HN) — Dad badan waxay doorbidaan inay rabitaanka iyo jaceylka ay u qabaan dhiggooda ku muujiyaan dhunkasho iyo hab siin. Laakiin, haweeney ku nool Shiinaha hadda waxay noo sheegi kartaa in bani aadanka oo qura aan loo abuurin hab in la siiyo. Halkan haddaba ka daawo sababta aad ugu baahan tahay in noloshaada mar kamid ah aad geedaha hab ...
Read More »Daawo – Digaaga Qosol dadka oo kale Qosla!
MUQDISHO (HN) — Dalka Induniisiya waxaa ku nool nuuc digaagga kamid ah oo dalkaas ka ah caan kaas oo dhawaaq u eg qosolka dadka yeera marwalba oo uu ciyayo. Waxaana la yiraahdaa Ayam Ketawa. Gobalka koofurta Sulawesi ayuu ku nool yahay. Wuxuuna u yahay astaanta dhiirranaanta iyo geesinimada. Halkan haddaba ka daawo muuqaalkiisa. Diiqa qosla
Read More »Daawo – Tartanka Uusbuurnimada ee Itoobiya ka jira
MUQDISHO (HN) — Uusbuurnimada waa mid la isku caayo marka la joogo dhaqanka Soomaalida, laakiin meel kale oo kamid ah dalka aan deriska nahay ee Itoobiya, kuwa caloosha waaweyn waxaa loo arkaa guuleystayaal. Waxayna ku helaan abaalmarin iyo amaan. Halkan hoose haddaba ka daawo.
Read More »Daawo – Saaxiibtinimada Haadda iyo Ninkan ka dhaxeysa.
MUQDISHO (HN) — Haddii aad ey quudiso saddex maalmood oo xiriir ah, wuxuu ku xusuusnaan doonaa saddex sannadood oo xiriir ah. Laakiin hadda, eyga oo kaliya lama dhihi karo wuxuu ku fiican tahay saaxiibtinimada iyo abaal-gudka. Sheekada soo aadan waxay ku saabsan tahay shimbir nuuca galowga ama fiidda u eg oo saaxiib dhow la ah nin Muslim ah oo ku ...
Read More »Daawo – Faa’iidada ku jirta Malabka.
MUQDISHO (HN) — Ilaahay wuxuu Qur’ankiisa noogu sheegay inuu Shinnida ugu waxyooday inay degto meelaha sarsare sida buuraha oo ay soo cunto wixii miro geed saaran ah si ay uga soo saarto malab u macaan kuwa cabaya. Haddaba, faa’iidada laga helo malabka waxaa soo koobaya muuqaalkan kooban.
Read More »Daawo – Dharka la buufiyay ee qabsaday Shiinaha.
MUQDISHO (HN) — Waxaa jira dhar la moodo in hawo lagu cufeeyey oo qofku qeybta kore ee jirkiisa ka dhigaysa sida qof cayilan. Waxaana uu noqday mid aand ugu baahaya gudaha dalka Shiinaha. Haddaba ka daawo muuqaalka hoose. DHARKA Shuluqlayaasha
Read More »Daawo – Qoys Brazilian ah oo hal mar ku Islaamay Qadar!
MUQDISHO (HN) — Qoys dhan oo u dhashay dalka Brazil ayaa mar qura qaatay diinta Islaamka xilli uu socdo koobka adduunka gudaha dalka Qadar. Qoyska ayaa ka kooban saddex gabdhood, wiil iyo labadooda waalid. Waxaana lagu soo warramaya in shahaadada ama kalmadda Tawxiidka loogu qabtay gudaha Masjidka Katara. Waxaana la arkayaa iyaga oo aad ugu faraxsan islaamnimadooda. Sheekh Hayyan Al-Yafei ...
Read More »Daawo – Barnaamijka U soco sida Yaxaaska.
MUQDISHO (HN) — Halkan ka daawo barnaamijka sida Yaxaaska loogu socdo oo qabsaday Shiinaha.
Read More »Daawo – Hadda 7 saac ayaad kusoo bixin karta abuurka aad beerto!
MUQDISHO (HN) — Way adag tahay inaad rumeysato in 7 saac oo kaliya uu kusoo bixi karo abuur ama iniin lagu riday ciidda. Laakiin adeegsiga tiknoolojiyadda awgeed, hadda wax walba waa suuragal. Shirkad Norwejiyan ah oo sida ay sheegtay awoodi karta inay si firfircooni leh ula dagaalami karto nabaadguurka ayaa tilmaamaysa inay u adeegsan karto dareere la yiraahdo NanoClay (LNC) oo ...
Read More »