crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Haween – beddelkii taallooyinka qaawan – loo adeegsanayo in dharka lagu xayaysiisto!  | HimiloNetwork

Daawo – Haween – beddelkii taallooyinka qaawan – loo adeegsanayo in dharka lagu xayaysiisto! 

MUQDISHO (HN) – Caalamka ganacsiga iyo hal-abuurka waxaa daqiiqad walba kusoo kordha aragti cusub – iyada oo aan loo fiirineynin inay diin ahaan bannaan tahay iyo in kale ama xattaa ay dhaawici karto sumcada iyo karaamada qofka bani-aadanka ah.

Waa muuqaalka soo aaddan oo caddayn u ah sida dumarka Shiinaha iyo kuwa Galbeedka loogu arko inay yihiin agab la isticmaalo.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!