crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Kobciye | HimiloNetwork

Kobciye

Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Cadayga ama Rumeyga.

MUQDISHO (HN) — Mid kamid ah hababka ugu fiican oo bedqabka afka iyo ilkaha lagu ilaalin karo waa cadayga ama rumeyga oo afka Carabiga lagu yiraahdo Siwak. Waana sunno uu jideeyey Suubanaha NNKH oo laga helayo faa’iidooyin badan. Ereyga Siwak waa geed magaciisa oo qoryaha qoyan ee laga soo gooyo ay u roon yihiin nadiifinta ilkaha iyo carafta afka. Cadaygu ...

Read More »

Oofwareen – Aafo ku foollan Dadkeenna.

Muqdisho (Himilonetwork) – Waa cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca siiba sanbabada sal-dhigta waxa uuna badanaa beegsadaa carruurta ka yar shan sanno, 99% waxa uu ka jiraa dalalka soo koraya ee ay Soomaaliya ka mid tahay. Fahanka Soomaalidu ay ka haysato xanuunkan waxaad moodaa inuu aad u hooseeyo, badankeen waxaan ku qaladnaa cudurro kale sida Buro-kiito, ...

Read More »

Jidka cusub ee u furmaya Nolosha Qoysaskeenna.

Muqdisho (Himilonetwork) – Wada noolaanshaha waxa ay ku haboontahy jecel iyo ku qanacsanaan ay isku qanacsanyihiin labada qof ee doonaya in ay wada noolaadaan, hadaba side loo heli karaa qoysas kuwada nool jeceyl iyo is marxabeyn? Heer intee la’eg ayuu la egayhay ku noolaanshaha jaceylka ee qoysaska Soomaaliyeed? Su’aalaasi waxaa ka jawaabaya Sheikh Ahmed Jowhari oo inta badan ka shaqeeya ...

Read More »

Faa’iidooyinka caafimaad ee ku jira Caanaha Geela.

Muqdisho (Himilonetwork) – Geelu waa mid kamid ah nimcooleydu eebe innagu galladay, Waa halbeeg muddaba soomaalidu ku cabiri jireen hodantinimada ruuxa, Waa xoolaha la dhaqdo kan ugu lixaadka weyn oo leh Kurus  inkastoo laga helo bartamamaha Aasiya laba kurusle. Sida aan wada ognahay geelu waa noole cajiib ah oo waxyaabo badan oo jirkiisa ka mid ah daawo alle nooga dhigay, ...

Read More »

Faa’iidada laga helo cunista Babaayga.

Muqdisho (Himilonetwork) – Babaaygu wuxuu ku jiraa qudaarta ama cunnooyinka aadka loo jecel yahay oo maalinle inta badan bulshadu u cuni karto. Wuxuu kamid yahay qudaarta kuwa ugu raqiisan, qiimo ahaan, uguna qaalisan, nafaqo ahaan. Dadka intooda badan waxay cunaan xilliyo kala duwan. Qaar ayaa doorbida inay subaxi cunaan, walow Soomaalidu aysan u badneyn. Halka inteenna badanna aan xilliga qadada ...

Read More »

Faa’iidada laga helo cunista Canabka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Canabku wuxuu kamid yahay qudaarta aadka u macaan oo dunida meelo badan laga cuno. Dad badan waxaa laga yaabaa inay kaliya macaankeeda ka helaan, hayeeshe aysan ogeyn faa’iidada ku duugan cunisteed. Haddaba waxaan kuu sheegi karnaa dhowr faa’iido oo cunista Canabka laga helo. Waxay daweysaa Neefta. Waxay xoojiyaan lafaha. Waxay kahor-tagaan cudurrada ku dhaca wadnaha. Waxay tiraan ...

Read More »

10 faa’iido oo laga helo cunista Tufaaxa.

Muqdisho (Himilonetwork) – Tufaaxu wuxuu kamid yahay qudaarta shacbiyadda leh – waana mid wax fiican. Waa qudaar ay ku cabaysan tahay faa’iidooyinka ay garbinayaan cilmi-baaris lagu ogaaday. Halkan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10 faa’iido oo Tufaaxu leeyahay. Tufaaxa waxaa ku jira nafaqo dheeri ah. Tufaaxu wuxuu u wanaagsan yahay dhimista culeyska jirka. Wuxuu u wanaagsan yahay wadnaha – waxaa ...

Read More »

Faa’iidooyinka laga helo cunista Sabiibka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Sabiibka oo afka qalaad lagu yiraahdo raisins, wuxuu ku jiraa qudaarta faakihaysiga loo cuno. Balse in badan kamid ah faa’iidada caafimaad ee ku jirta lama socdaan. Waxaana jira faa’iidooyin aan lasoo koobi karin oo kugu sii qasbaya inaad sii isticmaasho ama hadda kadib aad bilowdo cunistiisa. Wuxuu daweeyaa calool-fuurka. Wuxuu sare u qaadaa miisaanka qofka – culeyska. ...

Read More »

Faa’iidooyinka laga helo cunista Malabka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Markii Alle uu Qur’ankiisa noogu sheegay inuu Shinnida ugu wax-yooday inay hoy ka dhigo buuraha iyo geedaha iyo wixii soo raaca – kadibna ay cunto miraha oo dhan, wuxuu Eebe nooga soo saaray sharaab kala duwan midab ahaan caafimaadna u leh bani’aadanka. Maanta waxaa timid in si qoto dheer loogu fogaaday culuumta la xiriirta Shinnida iyo wax ...

Read More »

Dr. Mahathir oo ka dhawaajiyay sirta ku jirta caafimaadkiisa!

Kuala Lampur (Himilonews) – Ra’iisul-wasaarihii hore ee dalka Malaysia, Tun Dr Mahathir Mohamad ayaa dadkiisa la wadaagay siraha ku duugan cimrigiisa ku dhow qarniga. Dr. Mahathir hadda wuxuu jiraa 91-sano. Wuxuuna talada dalka Malaysia soo hayay muddo dhan 22 sano. In kasta oo uu xilka ka degay sanadkii 2003, hadana wuxuu kaalin firfircoon ku yeelahay siyaasadda dalka. Wuxuuna hadda hoggaan u ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!