Muqdisho – Canbaha waxaa dhacda in la yiraahdo waa boqorka Qudaarta. Waayo waxay la dagaalamaan Kansarka; dhimaan culeyska: dheellitraan Kaadi-macaanka. Waxay fududeeyaan howsha dheef-shiidka: nadiifiyaan jirka: jeermi dilaan ilma-aragtida.
Hadaba, Himilonews.com, halkan waxay idin kugu soo gudbinaysaa sababaha kugu kallifi kara inaad maalin kasta canbe cunto.
-
Waxaa ku cabbaysan nafaqo sida Vitamin A iyo C.
-
Gaashaan-dhigga Kansarada ku dhaca qeybaha jirka oo dhan. Canbuhu wuxuu jirka ka difaaca caabuqa sida Kansarka.
-
Dufanka ayuu hubaal ku ilaaliyaa.
-
Wuxuu kaalin ka qaataa yareynta culeyska hilibka.
-
Indhaha ayuu daryeel u yahay.
-
Unugyada ayuu kuu xoojiyaa.
-
Wuxuu yareeyaa dhagxaanta kilyaha gala.
-
Feero ama bir sarreysa oo u roon xubnaha nugul ee haweeneyda ayaa ku jirta.
-
Wuxuu caruurta ka saacidaa kobcinta xusuusashada iyo fahamka wax-barashada.