Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeWararkaMahiigaanka iyo Bulshada Muqdisho Wararka Mahiigaanka iyo Bulshada Muqdisho By Zakariya November 17, 2015 0 63 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho – Waxaa soo sawiray sawir-qaade Ibraahim Cumar Bishaar oo Himilonews.com u qaabilsan muuqaallada. Â Â Â Â Halkan waa waddo kamid ah waddooyin xaafadeedka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Sida aad arki kartaan, biyo ayaa sida balli dhex waran. Waxaana mahuraanka jira awgeed ay marin u tahay gaadiidka oo dhan. Qaar ayaa ku dhex-dama biyaha gudahooda: qaarna waxay ku maraan si dhib badan. Balse waxa sawirka ka muuqda waaa caruur ku dabaalanaysa biyahan wasaqda ah kuwaas oo xaalado caafimaad darro ku keeni karta noloshooda. Waalidiinta dhalay caruurtan waxaa la gudboon–hadday ku adkaatay inay waddada quruxsadaan inaanay walba caruurta u oggolaan inay biyaha ku dhex dabaashaan. Waayo waa xilli qabow: caruurtuna waa nugul u daran qabowga. Waaba haddaysan cudur kasoo qaadan calowga ay ku jiraan. Isha: Himilonews.com Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleFaa’iidooyinka laga helo cunista CanbahaNext articleSahankii xaqiiqo-raadiska Xildhibaanada u rumoobay Zakariya RELATED ARTICLES Wararka Koobka Adduunka ee Nadiifinta Daaqadaha! August 3, 2026 Wararka Tartanka Qodista Qubuuraha iyo Ujeeddada loo qabto Sannad kasta! July 30, 2026 Wararka Tartanka Mootooyinka ee Buurta aan la rumaysan karin in la fuulo! July 30, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 Xildhibaan ku baaqday in Carruurta Muslimiinta Madrasadaha dhigta ay qaadaan Amaanta Sanamyada! September 21, 2026 Load more Recent Comments