crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Wararka | HimiloNetwork

Wararka

Dadka Japan ‘oo mar kale la barayo’ sida loo dhoolla-caddeeyo.

MUQDISHO (HN) — Waxay xirnaayeen afxir ama afsaab muddo saddex sannadood ah. Hadda dad badan oo Japan u dhashay waxay iska diiwaangeliyaan iskuul lagu barto sida loo muudsoodo ama loo dhoolla-caddeeyo mar kale. Dhoollaha oo la caddeeyo waxay Japan ka tahay falcelin dabiici ah, laakiin saddexdii sannadood ee lasoo dhaafay qofna ma uusan dhoolla-caddeynin sababta oo ah qof walba wuxuu ...

Read More »

Qoyska iska diiday inay iibiyaan gurigooda ku yaalla bartamaha fagaaraha magaalada.

MUQDISHO (HN) — Qoys ku nool magaalada Sidney, Australia ayaa lagu amaanay go’aankooda ah inay iska diideen iibsashada guri ay leeyihiin oo bartanka fagaaraha magaalada ku yaalla kaas oo loo gaaray adduun dhan malaayiin lacag ah. Deriskooda oo dhan waxay isaga guureen fagaaraha waxayna degaamaysteen meelo kale. Laakiin qoyskan ayaa iska diiday dhammaanba lacag walba oo loo gaaray. Mana qorsheynayaan ...

Read More »

La kulan – 22 jirkii Ardayga ahaa ‘ee guursaday’ macalimaddiisa oo 48 jir ah.

MUQDISHO (HN) — Wiil arday Malaysian oo 22 jir ah ayaa guursaday 48 jir macalimadiisa ah waxaana sheekadiisu ay abuurtay hadalheyn. Muhammad Danial Ahmad Ali, oo guursaday Jamilah Mohd wuxuu xiriirkoodu soo bilowday sannadkii 2016-ka oo ay macalin u ahayd. Wax xiriir jaceyl ah oo la yaqaan kama uusan dhaxeynin, in kasta oo Ahmed Ali xusuusan yahay sidii kalgacalka iyo naxariista ...

Read More »

Molar City – Magaalada ugu badan oo xarumaha daweynta ilkaha ay ka furan yihiin.

MUQDISHO (HN) — Los Algodones oo ah magaalo yar oo Mexico ku taal oo ay ku nool yihiin dad gaaraya 7,000 waxay leedahay xarumaha ugu badan oo lagu daweeyo ilkaha. Waxaana loogu yeeraa magaalada Gowsaha. Boqolaal dadyow Maraykanka ah ayaa booqda sannad kasta laakiin uma yimaadaan inay ku dalxiisaan xeebaheeda, waxay usoo raadsadaan ilko qurxin, kabid iyo wixii la halmaala. ...

Read More »

Sułoszowa – Xaafadda hal waddo dhinacyadeeda looga nool yahay!

MUQDISHO (HN) — Sułoszowa, oo ah xaafad ku taalla Poland – oo dhacda meel godan ah oo ay kuy nool yihiin dad gaaraya 6,000 ayaa waxaa loo bixiyay Little Tuscany. Muddo fog ayay dhisan tahay magaaladan, laakiin dhawaan ayay qabsatay hadalheynta iyo indhaha bulshada kadib markii muuqaal laga duubay uu aad ugu dhex baahay baraha bulshada, dad badan ayaa la-yaabay sida ...

Read More »

Ninka doonaya inuu dhisto guri u eg Markabka Titanic.

MUQDISHO (HN) — Nin beeralay ah oo ku nool gobalka West Bengal ee dalka Hindiya ayaa ka shaqeynayay mashruuc uu ku dhisanayo guri u eg markabtii aasmay ee titanic kaas oo laga sameeyey filim caan baxay sannadkii 2000. Mintu Roy, wuxuu weligiisba ku riyoon jirtay inuu dhisto guri u eg markabkaas. Beri isaga oo yar ay ishiisu qabatay dhismo weyn oo ...

Read More »

Sheekada 11 jirka – si uu go’aankiisa ugu adkeysto – safar baaskiil ah kusoo bixiyay 130 km.

MUQDISHO (HN) — Saxaafadda Shiinaha ayaa tebinaysa sheekada wiil 11 jir ah oo safar 130 km baaskiil uga soo baxay magaaladii uu joogay muddo 24 saacadood ah si uu ugu yimaado ayeeyadiis oo degan degaan kale. Wiilkan oo ku nool Hangzhou, gobalka Zhejiang wuxuu kusoo dhacay baaskiilkiisa si uu u yimaado guriga abootadiisa kaddib markii ay hooyadiis aad u canaanatay. ...

Read More »

Warqad furan oo ku socta Duqa Caasimadda: Guddoomiye Madaale.

MUQDISHO (HN) — Guddoomiyaha Gobalka Banaadir – ahna Duqa Muqdisho – iyo Shacabka Soomaaliyeed waxaan rabaa inaan ogeysiiyo in muddo toddobo bilood ah oo aan habeen iyo dharaar – gabaldhac iyo waaberi – aan iskaga daba noqonayay xafiisyada heer degmo, mid gobol iyo mid qaran aniga oo dalbanaya caddaalad, inaan weli helin cadaaladdii aan u baahnaa. Farriintanna waxaan gaar ugu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!