Shan cunno ku yareey cayilka calooshaada
Posted by: Zakariya
in Kobciye
December 3, 2015
1,024 Views
Muqdisho – Waxaa jira dhibaatooyin ay badi ka cawdaan da’da culus jir ahaan. Dunida inta gaajada ka cabata ayaa ka badan inta culeyska iyo cayilka ka cabata.
Si taas hadaba xal muuqda loogu helo ayaa waxaa la soo ogaaday inay jiraan dhowr nooc oo cuntada la cuno ama lacabo kamid ah kuwaas oo yareeya calool-weynaadka ama cayilka xad-dhaafka ah.
Himilonews.com waxay halkan idin kugu soo gudbinaysaa 7-da geshiin ee yareeya cayilka caloosha gala:
-
Qudaarta iyo miraha la cuno sida Babaayga, Canbaha, Tufaaxa, Afokaadhada iyo wixii lamid ah.
-
Caleenta Shaaha–cabista shaaha.
-
Kheyraadka badda sida Kalluunka.
-
Toonta–in badan isku day inaad cuntadaada kamid noqoto.
-
Dalagyada qaar sida Bariiska.
F.G. Cabista biyo badan iyada oo socod lagu bixiyo dhidhidka uusan jirin waxay sii xoojin kartaa in cayilku uu kugu nagaado. Cab biyo badan–in badanna soco.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
Related
2015-12-03
You must log in to post a comment.