crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Kobciye | HimiloNetwork | Page 2

Kobciye

Faa’iidooyinka laga helo cunista Baamiyaha

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) – Baamiyuhu wuxuu ka mid yahay Geedo Daaweedyada Cilmibaarista lagu sameeyay, wuxuuna leeyahay Faa’idooyinkaan soo socdo:- SONKORTA/MACAANKA:- Baamiyuhu wuxuu ugu horeeyaa Geedaha lagu daaweeyo Xanuunka Macaanka, Cilmibaarayaal tiro badan ayaa Geedkaan Xoogga saaray si ay uga Salgaaraan qaabka uu Macaanka ula Dagaallamo, waxayna qaar ka mid ah sheegeen inay Mustaqbalka Rajayn doonaan in Baamiyuhu gali doono Booska ...

Read More »

Faa’iidada laga helo cunista Qaraha

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) – Qaraha ilaa hadda waa qudradaha ugu awoodda badan ee jirka dawo u ah. faa’iidooyinka layaabka leh ee Qaraha waxay laga bilaabo maskaxda ilaa unugyada hoose ee jirka u tahay muhiim. Hadaba waxaa kuugu sheegi karnaa sideed faa’iido oo cajiib ah oo uu leeyahay Qaraha –kuguna qasbi kara inaad joogteyso cunistiisa. Waxaana kamid ah: Wuxuu caafimaad u yahay ...

Read More »

Shan gefaf oo waalidku ku il-duufo carruurtiisa!

Muqdisho (Himilonews) – Waxaynu dib u sheegi karna gafaf muuqda oo badan oo aan waalidkeen ka galnay kolkii aynu caruurta aheyn. Siyaalaha qaar, gafafka way kaaga xusuus badan yihiin wax-qabadka dhowrsiga ah ee waalidku aanu noo qaban. In-kasta oo, ka waalid ahaan, qalad ay ku dhacaan, hadana waa muhiim inaynu ku foojiganahay il-duufyada aan ku xaqiijinayno soo saarista jiil cusub ...

Read More »

Shan cunno ku yareey cayilka calooshaada

Muqdisho – Waxaa jira dhibaatooyin ay badi ka cawdaan da’da culus jir ahaan. Dunida inta gaajada ka cabata ayaa ka badan inta culeyska iyo cayilka ka cabata. Si taas hadaba xal muuqda loogu helo ayaa waxaa la soo ogaaday inay jiraan dhowr nooc oo cuntada la cuno ama lacabo kamid ah kuwaas oo yareeya calool-weynaadka ama cayilka xad-dhaafka ah. Himilonews.com ...

Read More »

Faa’iidooyinka laga helo cunista Canbaha

Muqdisho – Canbaha waxaa dhacda in la yiraahdo waa boqorka Qudaarta. Waayo waxay la dagaalamaan Kansarka; dhimaan culeyska: dheellitraan Kaadi-macaanka. Waxay fududeeyaan howsha dheef-shiidka: nadiifiyaan jirka: jeermi dilaan ilma-aragtida. Hadaba, Himilonews.com, halkan waxay idin kugu soo gudbinaysaa sababaha kugu kallifi kara inaad maalin kasta canbe cunto. Waxaa ku cabbaysan nafaqo sida Vitamin A iyo C. Gaashaan-dhigga Kansarada ku dhaca qeybaha ...

Read More »

Faa’iidooyinka ku jira Mooska

Muqdisho (Himilonews) – Halkan waxaynu idin kugu soo ban-dhigaynaa tira dhowr faa’iido ah kuwaas oo ku jira Mooska caafimaad ahaan. Tanina waxaan kusoo ban-dhigaynaa cilmi-baaris lagu sameeyey. Mooska oo ah mid kamid ah qudaarta sida maalin-laha ah loo cuno, ayaa waxaa hubaal ah in guri iyo qoys kasta laga helo qof aad u jecel mooska. Marka Soomaaliya la joogo, mooska ...

Read More »

Sheeko sahameed: Faa’iidada xasilka iyo wax dhowrista

Muqdisho – Nin Beeraleey ah ayaa Maalin waxaa ka Luntay Saacadiisa oo Qiimo badan ugu Fadhiday, In muddo ah ayuu Saacadii Raadiyay, wuuna waayay. Intaas ka dib Ninkii wuxuu arkay Caruur ku Ag Ciyaareysa Halki uu uga Shakiyay iney Saacadiisa uga Luntay, Caruurtii ayuu ku yiri:- Waxaa iga Maqan saacad Qofki soo hela wuxuu leeyahay Abaal marin Qaali ah. Haddaba, Caruurti ...

Read More »

Dabeecadda iyo Soomaalida!!

Muqdisho – Marka aynu mala-xumeeyaal noqono, waa mar kasta oo aan kasii fogaanno gaarista nolosha dhabta ah. Marka aynu mala-qurxiyaal noqono, waa mar kasta oo aan kusii dhawaanno dhadhansiga xeesha dheer ee nolosha dhabta ah. Xeel-dheerida garaadnimo ee Soomaalida iyo af-maalnimada gobeed ee uu Eebe ku galladay, in badan oo kamid ah, sida taban uma adeegsadaan. Uursami jiri mayso inta ...

Read More »

Dabeecadda iyo Soomaalida!!

Muqdisho – Runtii qadarinta tix-galineed ee bulshada iyo in qofku dhaleecadiisa kaga mashquulka dhantaalka qof kale ceebihiisa, waa wadiiqada ugu toobiyeysan ee qofku nolosha ku garan karo. Amaanta, deeqda iyo kalsamida qofnimana waa hubka ugu fudud ee aad bulshada ku badali karto kuna hanan karto dareenkooda. Maanta, kadib is-fahan wada-noolaansho iyo is-dhex-gal hamrasho iyo xaq-dhowr ku dhisan oo dadyowga Caalamku ...

Read More »

Kobci Garashadaada!!

Waa mar kale iyo Barnaamij aan ugu tala-galnay inaan ku kobcino garaadka bulshada iyo inaan ku hoga-tusaaleyno hadba dheelliga qofka bani’aadamka ku sugan innaga oo tusaalayaal iyo murtiyo waaya’aragaysan kusoo gudbin doonna. Hababa, xaq-dhowrka meertadan Kobci Maskaxdaada waxaan hadba in kasoo garoocanaynaa buugga Hano Noloshaada oo uu qoray Zakariya Hassan oo dhawaan suuqa-imaan doonaa. 1. Wax kasta oo aan garanayo waxaan ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!