crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> kobci Maskaxdaada!! | HimiloNetwork

kobci Maskaxdaada!!

Waa mar kale iyo Barnaamij aan ugu tala-galnay inaan ku kobcino garaadka bulshada iyo inaan ku hoga-tusaaleyno hadba dheelliga qofka bani’aadamka ku sugan innaga oo tusaalayaal iyo murtiyo waaya’aragaysan kusoo gudbin doonna. Hababa, xaq-dhowrka meertadan Kobci Maskaxdaada waxaan hadba in kasoo garoocanaynaa buugga Hano Noloshaada oo uu qoray Zakariya Hassan oo dhawaan suuqa-imaan doonaa.

waxa aynu ugu horreyn kusoo bilaabi doona xiriirka ka dhaxeeya Gu’a iyo garaadka.

Guga iyo Garaadka;

1. Indheer-garadku waa kan mar waliba lasocda xilliga dhalashada ooridiisa, ma oga da’deeda.

2. Sodon gu’ kadib, jirku wuxuu leeyahay garashadiisa gaarka ah.

3. Da’du waa xaal maskaxeed kana wayn xaalad. Hadii aadan xaal-galin, xal masamayso.

4. Filyaranimadu, maalmuhu waa gaaban yihiin; sanaduhuna waa dheer yihiin. Xilliga filwayninka, sanaduhu waa gaaban yihiin; maalmuhuna waa dheer yihiin.

5. Dad baa dhaha quruxdu waa Jamaad. Kolka aad banaanka aadase, ma arkaysid qofka maskaxdiisa; xubinta dadnimada.

Xigasho–buugga Hano Noloshaada.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!