Faa’iidada laga helo cunista Qaraha

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) – Qaraha ilaa hadda waa qudradaha ugu awoodda badan ee jirka dawo u ah. faa’iidooyinka layaabka leh ee Qaraha waxay laga bilaabo maskaxda ilaa unugyada hoose ee jirka u tahay muhiim.
Hadaba waxaa kuugu sheegi karnaa sideed faa’iido oo cajiib ah oo uu leeyahay Qaraha –kuguna qasbi kara inaad joogteyso cunistiisa.
Waxaana kamid ah:
  1. Wuxuu caafimaad u yahay dhismaha lafaha.
  2. Wuxuu yareeyaa dufanka jirka.
  3. Wuxuu liddi ku yahay carada iyo xanaaqa kadiska ah—isaga oo kuu macaaneeya hawada aan neefsaneyso.
  4. Wuxuu si fiican kordhiyaa shaqada iyo caafimaadka kilyaha.
  5. Wuxuu taageero u yahay murqaha iyo neerfayaasha.
  6. Wuxuu kobciyaa caafimaadka indhaha.
  7. Unugyada ayuu xoojiyaa –isaga oo bogsiiya dhaawacyada kana hortaga waxyeellada nudayaasha.
  8. Wuxuu difaac kaaga noqdaa gaaska iyo laab-jeexa.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!