crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 10 faa’iido oo laga helo cunista Tufaaxa. | HimiloNetwork

10 faa’iido oo laga helo cunista Tufaaxa.

Muqdisho (Himilonetwork) – Tufaaxu wuxuu kamid yahay qudaarta shacbiyadda leh – waana mid wax fiican.
Waa qudaar ay ku cabaysan tahay faa’iidooyinka ay garbinayaan cilmi-baaris lagu ogaaday.
Halkan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10 faa’iido oo Tufaaxu leeyahay.
  1. Tufaaxa waxaa ku jira nafaqo dheeri ah.
  2. Tufaaxu wuxuu u wanaagsan yahay dhimista culeyska jirka.
  3. Wuxuu u wanaagsan yahay wadnaha – waxaa lala xiriiriyay inuu hoos u dhigo halista cudurka wadnaha asiiba.
  4. Waxaa sidoo kale lala xiriiriyay inuu yareeyo halista Kaadimacaanka.
  5. Wuxuu u fiican yahay socodsiinta iyo dheefshiidka fiican.
  6. Walxaha ku dihan Tufaaxa waxay kahor-tag u yihiin cudurka Kansarka.
  7. Tufaaxa waxaa ku jira walxo kaas oo kaa saacidi kara inaan la dagaalanto Neefta.
  8. Tufaaxu wuxuu aad ugu fiican yahay caafimaadka lafaha.
  9. Waxay kahor-tag kaaga yihiin dhaawaca caloosha.
  10. Wuxuu kahor-tag iyo ilaalinba u yahay maskaxdaada xilliga da’da culus.
http://himilonetwork.coms://www.healthline.com/nutrition/10-health-benefits-of-apples#section2
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!