crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Faa’iidada laga helo cunista Canabka. | HimiloNetwork

Faa’iidada laga helo cunista Canabka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Canabku wuxuu kamid yahay qudaarta aadka u macaan oo dunida meelo badan laga cuno. Dad badan waxaa laga yaabaa inay kaliya macaankeeda ka helaan, hayeeshe aysan ogeyn faa’iidada ku duugan cunisteed. Haddaba waxaan kuu sheegi karnaa dhowr faa’iido oo cunista Canabka laga helo.
  1. Waxay daweysaa Neefta.
  2. Waxay xoojiyaan lafaha.
  3. Waxay kahor-tagaan cudurrada ku dhaca wadnaha.
  4. Waxay tiraan calool-fuurka.
  5. Waxay furaan ama bogsiiyaan dheef-shiidka.
  6. Waxay maareeyaan Kaadi-macaanka.
  7. Waxay daryeel u ah caafimaadka ilkaha.
  8. Waxay daweeyaan fashalka ku dhaca kilyaha.
  9. Waxay isku dheelli-tiraan dufanka raaca dhiigga.
  10. Waxay liddi ku yihiin falalka ay sameeyaan bacteriyada.
  11. Waxay kahor-tagaan Kansarka ku dhaca naasaha.
  12. Waxay kahor-tagaan sidoo kale Kansarka.
  13. Waxay si dadban ula diriraan Anemiyada ama dhiig-yaraanta.
    Xigasho – radiohimilo.so
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!