HomeMuuqaalladaDaawo - Fuulitaan Derbiga 15-ka mitir.

Daawo – Fuulitaan Derbiga 15-ka mitir.

MUQDISHO (HN) – Jeclow ama necbow. Sida kaliya oo shahaadada dugsiga laguu siin karo waa inaad fuushaa derbi dhererkiisu la’eg yahay 15 mitir. Taas waa marka aan la hadlayno ardayda ku nool Taiwan. Balse dunida inteeda kale, oo Soomaalidu ugu horreyso, maalin aysan dhididin gudaheeda ayay si farxad leh u guddoomaan marqaatiga dugsiyada ay wax ka bartaan.

Halkan haddaba ka daawo.

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments