HomeMuuqaalladaDaawo - Arrin Dunidu ka yaabtay oo ka dhacday Macbad Hindiya ku...

Daawo – Arrin Dunidu ka yaabtay oo ka dhacday Macbad Hindiya ku yaalla!

MUQDISHO (HN) – Hanuunka iyo ku toosnaanta jidka suubban ee Islaamka waa wax Ilaahay looga mahadceliyo maalin walba malaayiin jeer. Sababta oo ah caqliga oo kaliya kuma filna inuu noloshaada u jiheeyo waddada saxda ah! Qofkii Ilaahay la doono hanuun oo kaliya ayaa hanuuna, waxaana muuqaalka soo aadan uu kuu caddaynayaa in dadka aan kelinimada Eebbe rumeysneyn ay yihiin kuwo dhego iyo indho-ba la’.

Halkan hoose ka daawo sheekada dad biyaha kasoo daata qaboojisada AC-da la yiraahdo u qaatay kuwo barakaysan – safaf dhaadheerna u galay inay dhamaan.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments