MUQDISHO (HN) – Caalamka waxaa dhibaato weyn ku haya bacda balaastikada ah oo sannad kasta ay u dhintaan noole kala duwan iyo bad iyo beri ku wada nool.
Haddaba, muuqaalkan hoose kaga bogo mid kamid ah noolayaashaas oo si aad u xanuun badan ay noloshoodu u saameysay cunista bacda balaastikada.