Yearly Archives: 2017

Ball’s Pyramid – Buurta ku dhex-taal Badda Pacific-ga

Muqdisho (Himilonews) - Iyada 20 km ku dhawaad ka dhacda koofur bari Jaziiradda Lord Howe ee badweynta Pacific Ocean, buurta Ball’s Pyramid waxay dheer tahay 562 biyaha dushooda. Sida...

Tuniisiya oo xirtay Baar Muusik iyo Aadaan isku daray

Tunis (Himilonews) - Baar ku yaalla Tuniisiya ayaa albaabada loo laabay kadib markii la arkay muuqaal muujinaya Aadaan loo daaray dad qoob-ka-ciyaar dheelaya, sida...

Marka uu Macalinku noqdo horseedka is-baddalka.

Qandahar (Himilonews) - Gudaha dal ay dagaalladu la dageen - halkaas oo carruur badan aysan heli karin xaqii wax-barashada - macalin iskuul ayaa isku...

Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka Warbaahinta ee horumarinta Cadaaladda

Muqdisho (Himilonews) - Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee ku aadan horumarinta cadaaladda oo ay soo qaban-qaabisay xarunta kaalmo-sharciyeedka Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu...

Lakulan: Haweeneyda daryeesha in ku dhow 1000 Bisado ah

California (Himilonews) - Lynea Lattanzio waxay jecleyd Bisad markii ay carruurta aheyd, hayeeshe hooyadeed lama dooneyn. Hadda waxay madax ka tahay xarun loogu magac-daray Cat House...

Sahankii lagu ogaaday Angel – Biya-dhaca ugu dheer Adduunka

Caracas (Himilonews) - Biya-dhaca Angel ee ku yaalla Koofur America waa midka ugu dheer biya-dhacyada adduunka. Ku dhex-yaal xarunta Canaima National Park ee dalka Venezuela, Angel sidoo...

Buundada Sky Bridge ee Malaysia

Kuala Lampur (Malaysia) - Mid kamid ah muuqaallada aan caadiga aheyn ee aad ku arki karto dalka Malaysia waa kaabaddan quruxda badan. Laga dul-dhisay jaziiradda...

Muslimkii diidanaa Midab-takoorka Koofur Afrika oo geeriyooday

Cape Town (Himilonews) - Ahmed Kathrada, oo geyfane Muslim ah kana soo horjeeday midab-takoorkii ka jiray dalkiisa Koofur Afrika ayaa Arbacadii ku geeriyooday da'da 87...

USA – Xarun caafimaad oo Islaami ah oo lacag la’aan ku dabiibta bukaannada dan-yarta ah

Washington (Himilonews) - Laga dhisay gudaha New Jersey sanadkii 2014, Xarunta Caafimaadka ee Madina Community Clinic hadafkeedu waa ugu yaboohista adeeg caafimaad oo lacag la'aan ah...

Lakulan: Eyga aroor kasta qaada jidkii uu la mari jiray saaxiibkiisa dhintay.

Brazil (Himilonews) - Xusuuso mahadhada sheekada qiirada leh ee  Hachiko - daacadkii Akita kaas oo 9 sano ku qaatay sugista saaxiibkiis inuu kasoo laabto...

Most Read