Yearly Archives: 2017

Dib-u-raaca Taariikhda Nololeedka Ali Abdalla Saalax – Hoggaamiyihii Halganka dheeraa.

Muqdisho - Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax oo Isniintii ay soo af-jarantay noloshiisa adduunyo, waxa uu ahaa 75 jir 21 Marso 1942 ku dhashay tuulada...

21 Sep – Maalinta Caalamiga ee Nabadda.

Muqdisho (Himilonetwork) - Maalinta Caalamiga ee Nabadda waxaa sanadle loo qabtaa 21-ka bisha September si loo garowsado dadaallada shaqsiyaadka, ururrada iyo dowladaha ay ku...

Ey dhabarka ka toogtay Ugaarsade dilanayay Shinbir!

Muqdisho - Ugaarsade ayaa dhaawac waxaa kasoo gaaray toogasho aan loo meel dayin oo ey u geystay, marka loo eego booliska Lowa. Waaxda Ilaha Dabiiciga...

Nin dhintay kadib markii Bambo uu isku sawirayay ay ku qaraxday!

Muqdisho - Nin jeclaa inuu sawir selfie ah isaga oo gacanta ku heysta bamboo ayaa dhintay markii uu ku qarxay wajigiisa, marka loo eego...

Nin afadiisa jirdil ugu bedelay like walba oo sawirkeeda loo saaray.

Muqdisho (Himilonetwork) - Ninka ayaa heerkii ugu xumaa ka gaaray maseyrka markii afadiisa uu ku jirdilay mar kasta oo sawirkeeda like la saaro, marka...

1 Feb – Maalinta Caalamiga ee Xijaabka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Maalinta Caalamiga Hijaabka waa dhacdo sanadle ah oo maskaxdeeda ay ka timid Nazma Khan sanadkii 2013-ka. Munaasabadda ayaa la qabtaa kowda...

02 Dec – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Addoonsiga

Muqdisho (Himilonetwork) - Waxaynu nool nahay qarniga 21aad oo mid iyo qof kasta uu xor u yahay inuu sameeyo wuxuu ka helo; u dhaqmo...

03 Decemeber – Maalinta Caalamiga ee Naafada.

Muqdisho (Himilonetwork)  - Xuska sanadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Naafada waxaa sanadkii 1992-kii asteysay QM. Ujeedku waa ilaalinta xuquuqda iyo bad-qabsanaanta dadka laxaadkoodu...

Faa’iidada laga helo cunista Babaayga.

Muqdisho (Himilonetwork) - Babaaygu wuxuu ku jiraa qudaarta ama cunnooyinka aadka loo jecel yahay oo maalinle inta badan bulshadu u cuni karto. Wuxuu kamid...

Faa’iidada laga helo cunista Canabka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Canabku wuxuu kamid yahay qudaarta aadka u macaan oo dunida meelo badan laga cuno. Dad badan waxaa laga yaabaa inay kaliya...

Most Read