Yearly Archives: 2017

Nin Mas uu korso is lahaa geeridiisa sababsaday!

Muqdisho (Himilonetwork) - Nin duurka kala yimid mas si uu xanaaneysto ayaa nolosha lagu cunay, marka loo eego booliska Thailand. Booliska degmada Kong Krailat ayaa sheegay...

1 December – Maalinta Caalamiga ee AIDS-ka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Kowda bisha December sanad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga...

Carruurtaada wali Hadyad maku siisay inay Masjidka ku tukadaan salaadda Subax?!

Muqdisho (Himilonetwork) - Koox carruurta Turkiga kamid ah waxaa lagu abaal-mariyay hadyado iyo baaskiilo maadaama ay Masjidka ku tukadeen salaadda Fajarka – kuwaas oo...

Masjid gudihiisa Jimicsi loogu sameeyo da’da culus!

Istanbul (Himilonetwork) - Shanta waqtiga ee salaadaha – hal xirmo oo jimicsi ah waa mashruuc samafal ah oo koox ardayda dalka Turkiga kamid ah ay...

Adnan Menderes – Halyeygii Baraaruga Islaamiga ee Turkiga cusub!

Muqdisho (Himilonetwork) - Waa RW hore ee dalka Turkiga, Adnan Menderes. Intii u dhaxaysay 1950-kii iyo 1960-kii ayuu ahaa RW kaas oo saddex jeer...

Dameero Xabsiga loo dhigay cunista caleemo qaali ah.

Muqdisho (Himilonetwork) - Milkiilaha dameero ku nool Hindiya ayaa la yaab sunniyaha la taagay markii loo sheegay in boolisku ay xabsiga u taxaabeen dameeradiisa...

Gabar is dishay markii saaxiibkeed uu baahiyay sawiradeeda.

Muqdisho - Gabar ayaa gebi ahaanba dunida isaga quusatay markii saaxiibkeed uu sawirradeeda oo qaawan uu soo dhigay baraha bulshada, marka loo eego booliska...

Aqoon-is-weydaarsiga Sanadlaha ee Cilmi-baarista Soomaaliya oo la daah-furay.

Muqdisho (Himilonetwork) - Waxaa maanta furmay aqoon-is-weydaarsiga sanadlaha ee cilmi-baarista Soomaaliyeed oo uu soo qaban-qaabiyay Machadka Cilmi-baarista Soomaaliyeed. Kani waa sanadkii saddexaad oo Machadku uu...

Garasho la’aanta Soomaalida iyo Gacan-bidixeynta reer Galbeedka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Dood badan kama taagna in dalkan uu ka dhacay burbur iyo bara-kac xoogan bilawgii 1991-kii, markii la dumiyey nidaamkii milatariga. Hayeeshe...

82 qofood oo mar qura ku Islaamay gudaha Nigeria.

Lagos (Himilonetwork) - Munaasabad laba maalinle ah oo ay qabatay Akadeemiyadda Fidinta Dacwada Islaamka ee Nigeria ACADIP ayaa kusoo idlaatay guul kadib markii 82 qof...

Most Read