Yearly Archives: 2017

Dhalinyarada – Kheyraadka lagu taabba-geliyo ilbaxnimada Umadaha.

Muqdisho (Himilonetwork) - Heerka bacriminta ama dhalmada waa aas-aaska gunta ah ee mujtamaca. Sanadkii 1947-kii laba sano kadib dagaalkii labaad ee adduunka, haweeneyda Japan...

Muuqaal laga duubay Muslim ku tukanaya dhinaca waddada oo ku baahay internet-ka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya nin Muslim ah oo ku tukanaya dhinaca waddada gasha xeebta Sydney ayaa ku baahay baraha bulshada. Isaga...

La kulan – Nin Muslimay isaga oo jirkiisa oo dhan wada shaabadaysan.

Muqdisho (Himilonetwork) - Murugyahan shaabadaysan: leh gar weyn ma ahan nuuca Muslim uu qofku ka filan karo inuu kula kulmo masjidka. Hayeeshe Robbie Maestracci,...

Turkiga oo sameynaya Hey’ad caalami ah oo wax-soo-saar Xalaal u gaar ah!

Muqdisho (Himilonetwork) - Wasiirka Dhaqaalaha Turkiga ayaa maalintii Khamiista ku dhawaaqay in dowladdiisu ay qorsheysay furitaanka hey’addii ugu horreysay ee shati u heysata cunnooyinka...

25 Nov – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Rabshadaha ka-dhanka-ah Haweenka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Maalinta Caalamiga ee cirib-tirka rabshadaha ka-dhanka ah haweenka waa waxaa loo dabaal-degaa 25 Nov sanad kasta si la iskugu baraarujiyo dhibaatooyinka...

Muslimiinta Faransiiska oo aan in badan kusii tukan doonin waddooyinka Paris.

Paris (Himilonetwork) - Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska ayaa sheegay inay ka joojin doonaan Muslimiinta ku tukashada waddooyinka waaweyn ee caasimadda Paris - isaga oo...

21 Nov – Maalinta Caalamiga ee Telefishanka.

Muqdisho (Himilonetwork) - Garwaaqsiga saameynta kordhaysa oo fogaan-aragyadu ku leeyihiin go’aan gaarista iyo jiheynta dareen weynaha caalamka ee ku foolan xasaradaha, nabadda iyo amniga...

Sheekada Mohamed Bzeek – Xanaaneeyaha Carruurta laga quustay noloshooda!

California (Himilonetwork) - Mohamed Bzeek, oo ah 62-jir Muslim ah oo ku nool California ayaa 20-kii sano ee lasoo dhaafay wuxuu waqtigiisa ku bixiyay...

Daawo Maqaayad aan lacag kaaga baahnayn marka aad wax ka cunto!

Muqdisho (Himilonetwork) - Halkan ka daawo maqaayad aan kaaga baahnayn lacag si aad waxa uga cunto. Kaliya waddada kaliya oo aad u baahan tahay...

Maqaayad qarash cuntadeeda lagu bixiyo qashinka bedelkii lacagta!

Muqdisho (Himilonetwork) - Maqaayad aan caadi ahayn oo ku taalla Semarang, dalka Induniisiya waxay ku jirtaa howl-gal ay dadka xaafadda oo faqrigu la fadhiistay...

Most Read