Yearly Archives: 2017

Sucuudi Carabiya oo dhisaysa Goobo Madadaalo

Riyad (Himilonews) - Wadanka Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay in ay qorsheynayaan dhismaha goobo madadaalo oo laga dhisayo kooforta magaalada caasimadda ah ee Riyaad. Dhismahan baaxaddiisa...

Ol’olaha Umuganda ee Rwanda – Singapore-ta Afrika ee Mustaqbalka.

Kigali (Himilonews) - Ereyga Umuganda waxaa micno ahaan lagu soo koobi karaa; iskugu imaatinka hadaf guud si loo gaaro natiijo muuqata. Gudaha dhaqanka Rwanda, xubnaha...

7 April – Maalinta Gocashada Xasuuqii Rwanda 1994

Muqdisho (Himilonews) - Bishii April sanadkii 2004 ayay markii ugu horreysay QM aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee is-tusidda Xasuuqii Rwanda. Xuska Maalintanna waxaa taniyo markaas...

Hal-ku-dhegga Niyad-jabka – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka 2017

Muqdisho (Himilonews) - 7 April sanad kasta waxaa la xusaa Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka oo ku asteysan aa’aaska Hey’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo...

Wadanka Botoswana oo ay kordheen tirada Dalxiisayaasha

Gaborne (Himilonews) - Soo noqoshada wadanka Botoswana maalgalintiisa iyo dalxiisayaasha ayaa kordhay afar sano kadib iyaga oo gaaray sanadkan 2 million oo ruux. Hadalkan ayaa...

Bana Alabed oo farriin usoo dirtay Dunida

Ankara (Himilonews) - Bana Alabed oo gabar toddobo sano jir ah kana timid magaalada Xalab ee dalka dagaalladu la dageen ee Suuriya - taas oo...

Olympic Babies – Tartanka Olombikada Dhallaanka

Beijing (Himilonews) - Waxay dhasheen sanad kahor waxayna durba kamid noqdeen dhacdo kamid ah tartamada ciyaaraha. Layaab maleh ciyaartan waxaa lagu magacaabaa Olombikada dhallaanka. Carruurta...

Sahan: Dadka Dhiig Ilmeeya Markay Oynayaan

Muqdisho - Haemolacria waa xaalad muuqaaleed dhab ah taas oo qofka ku sababta in marka uu oynayo uu dhiig ilmeeyo. Ilinta dadka qaba cudurkan waxay...

Xeebta Biyaha Kulul

New Zealand (Himilonews) - Wali ma suuraysatay xeeb biyaheedu kulul yihiin? Taasi waxaad ugu tagaysaa dalka New Zealand. Iyada oo dhacda xeebta bari ee...

Yemen – Ciyaar Bootineedka Geela

Sanca (Himilonews) - Dadka qabiilka Zaraniq ee ku nool xeebta galbeed ee Yemen ayaa waxay leeyihiin dhaqan gaar ku ah - waxay ka dulboodaan saddax...

Most Read