crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Sahan: Dadka Dhiig Ilmeeya Markay Oynayaan | HimiloNetwork

Sahan: Dadka Dhiig Ilmeeya Markay Oynayaan

Muqdisho – Haemolacria waa xaalad muuqaaleed dhab ah taas oo qofka ku sababta in marka uu oynayo uu dhiig ilmeeyo. Ilinta dadka qaba cudurkan waxay kaliya ku kala duwan yihiin guduudsanaanta midabka dhiigga oo ay qubaan marka ay ilmeynayaan.
Halka aysan caddayn sababta muuqata ee ka danbeysa cudurkan, waxaa hadana la ogaaday inay calaamado u tahay cudurro dhowr ah oo dhiigga la xiriira iyo kororka aan loo baahneyn ee unugyada.
Calvino Inman, Twinkle Dwivedi iyo Rashida Khatoon ayaana kamid ah bukaannada u dhiban cudurkan Haemolacria.
1 2 3
Isha: radiohimilo.so
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!