Yearly Archives: 2017

La kulan – Gabadha labadeeda gacmood mar kaliya wax ku wada qori karta.

Beijing (Himilonews) - Chen Siyuan, oo ah af-naqe ku nool Handan ee gobalka Hebei -Shiinaha, waxay awood u leedahay kartida ay labada gacmood mar qura wax...

Marka Maal-qabeenku noqdo Tusaale Qurxoon

Beijing (Himilonews) - Yu Youzhen, oo ah milyaneer ku nool gobalka Wuhan City ee dalka China, ayaa daaha laga rogay inay kamid tahay shaqaalaha...

Muslimad Singapore ah oo degree-ga 1aad ee Jaamacadda ku heshay da’da 67-jirka

Singapore (Himilonews) - Haweeney Muslimad ah oo u dhalatay dalka Singapore ayaa da'da 67-jirnimo ku hanatay marqaatigeeda koobaad ee jaamacadda - iyada oo rumeysay...

Xaafado Induniisiya katirsan oo sida Joodariga ugu seexda Ciidda ama Carrada

Jakarta (Himilonews) - Daganayaasha ku nool xaafadaha yaryar ee gobalka Batang ee dalka Induniisiya ayaa doorbida inay ku seexdaan carrada ama ciidda halkii ay ku...

Maxaa looga faa’iideysan la’ yahay kheyraadka dhalinyaradeenna?!

Muqdisho (Himilonews) - Markii ugu horreysay ee bulshadeennu bilaabayeen la-qabsiga kacaanka magaaloobidda, waxaa jiray wax-yaalo door ahaa oo la xiriiray dhaqashada iyo dhaqanka oo...

Dashrath Manjhi – Ninka bulshadiisa u dhan-balay Buur.

Delhi (Himilonews) - Dasrath Manjhi, beeraley Hindi ah ayaa dhigay taariikh cusub kadib ku dhawaad 20-sanadood oo ay ku qaadatay inuu buur ku kala dhanbalo...

Hindiya – Marka Tacliintu noqoto Mahuraanka Nolosha.

Delhi (Himilonews) - 40-jirka lagu magacaabo Rajesh Kumar Sharma, oo ka yimid caasimadda New Delhi ayaa iskuul ka hoos furay buundo - halkaas oo uu wax...

Munaasabad loogu magac-daray Xus iyo Xusuus oo loo qabtay aqoon-yahan prof Cali Xasan Maxamed.

Muqdisho (Himilonews) - Waxaa munaasabad loogu magac-daray Xus iyo Xusuus oo lagu weyneynayay wax-qabadkii iyo sooyaalkii nololeed ee Prof Ali Xasan Maxamed – oo...

La kulan: Halgamaaga dhisa Mustaqbalka Carruurta Dan-yarta

NEW DELHI (Himilonetwork) – 16-kii sano ee lasoo dhaafay, milkiile warshad, Kamal Parmar, wuxuu waday mashruuc uu ardayda kagaa caawiyo wax aqriska, qoraalka iyo ku...

Dhageyso: Warbixin la xiriirta dhibaatada caafimaad ee ka dhalata biya-fariisiga xilli-roobaadyada.

Muqdisho (Himilonews) - Waxa lagu yaqaanno umadaha ku qanca inaysan xal u raadin mushkilad walba oo kusoo noq-noqota ayaa ah waxa aad ku arki...

Most Read