Yearly Archives: 2017

28 April – Maalinta Caalamiga ee Badbaadada iyo Badqabka Goobaha Shaqada

Muqdisho (Himilonews) - Maalin kasta, 6,300 oo qof ayaa u dhinta natiijada shilalka ku yimaada howl-maalmeedkooda ama siyaalo kale oo la xiriira – in...

Wiil yar oo Dallad kaga soo haaday dabaq ay degan yihiin

Beijing (Himilonews) - Hooyo ayaa qarracan ka qaaday aragtida wiilkeeda oo kasoo dhacay dhismo isasaar ah - kadibna si xun u dhaawacmay. Marka loo eego...

Waligaa ma is tiri; Carrabkaaga ku jooji Marwaxad kuu shidan?!

Rome (Himilonews) - Haweeney u dhalatay dalka  Australia, ayaa rikoorka caalamka ku gashay u adeegsiga carrabkeeda inay ku joojiso marwaxad ama dhigdhigo babaneysa, marka...

25 April – Maalinta Caalamiga ee Duumada

Muqdisho (Himilonews) - Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sanad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu...

Lakulan: Ninka ay 36 sano ku qaadatay sameynta kanaal-biyood dhex maraya saddex buurood.

Muqdisho (Himilonews) - Qaadista qiirada ah sare-u-qaadista xaaladaha nololeed ee reerkiisa, Huang Dafa, horfiiqa Caowangba oo ah xaafad yar oo ku hoos qarsan buuraha...

23 April – Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska.

Muqdisho (Himilonews) - 23 April waa maalin ay hey’ada QM u qaabilsan dhaqanka, seyniska iyo wax-barashada u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Afka Ingriiska sanadkii...

23 April – Maalinta Caalamiga ee Buugga iyo Xuquuqda Lahaanshaha

Muqdisho (Himilonews) - Maalinta Buugga iyo Xuquuqda Lahaanshaha ama Copy-right-ka waa dhacdo sanadle ah oo ay soo agaasinto hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, culuumta...

22 April – Maalinta Caalamiga ee Dhulka Hooyo

Muqdisho (Himilonews) - Maalinta Caalamiga ah ee Dhulka Hooyo waxaa loogu dabaal-degaa in mid kasta oo inaga tirsan uu xusuusnaado in dhulka iyo hab-nololeedkiisa...

Mark Ching – Ninka halista ugu bareeray samata-bixinta Eeyaha hilibkooda laga ganacsado.

Los Angeles (Himilonews) - Taniyo sanado dhowr ah, Mark Ching wuxuu ahaa ganacsade ku bixiya waqtigiisa iyo ilihiisa dhaqaale dib u xanaaneynta Eeyaha dulman ee Los...

Carruurteenna – Kheyraad u baahan Barbaarin Aasaasi ah.

Muqdisho (Himilonews) - Deeqaha ugu weyn ee Ilaahay addoomadiisa ku galado waxaa kamid ah ubadka. Ubaxa ifiya aqalka una ah fure reyreynta guryaha waa...

Most Read