Yearly Archives: 2017

Ned Norton – Sama-falaha Jir-dhiska u sameeya dadka Naafada ah.

New York (Himilonews) - Ned Norton wuxuu u shaqeynayay sida tababare jireed oo katirsan tartamada Olombikada markii nin da'yar oo ka jaban laf dhabarta sare...

Dhageyso: Warbixin ku saabsan haweeneydii Soomaaliyeed ee hal-gamaaga aheyd

Muqdisho (Himilonews) - Markii ay Reer Galbeedku dunida kale isku dayayeen inay gummeystaan ama isticmaarsadaan, laguma soo dhaweyn nabad iyo farxad – lagumana galbin reynreyn....

5 May – Maalinta Caalamiga ee Umulisada

Muqdisho (Himilonews) - Howlaha adag ee badbaadada nafeed la xiriira waxaa mar kasta laga xusi karaa umulinta iyo dhalmada haweenka. Howlaha ay qabtaan umulisooyinkuna ...

Opinion – Mustaqbal without Kobciye!

Mogadishu (Himilonews) - Media do usually celebrate not more than its annual anniversary – but one does! And that is Mustaqbal Media Co-operation. On 3th...

3 May – Maalinta Xurriyadda Saxaafadda

Muqdisho (Himilonews) - Sanad kasta, 3 May waa taariikh loo dabaal-dego tiirarka aasaasiga u ah xurriyadda saxaafadda si loo qiimeeyo heerka xurriyadeed ee warbaahinta...

Marka aan Sabirka kaashanno!

Muqdisho (Himilonews) - Tiirarka ugu weyn ee qofka u horseeda liibaan waarta iyo danbi dhaaf uu ka kasbado xagga Alle, waxaa kamid ah sabirka....

Tusmada laga qaato Shaqsiyaadka Xanaaneeya Bisadaha

Muqdisho (Himilonews) - “Yaanyuuraha sida aad aragto waa wehel; marka labaadna cayayaannada ayay waardiye kaaga noqdaan. Wax kugu soo dhawaanaya malahan – Masba Allaha...

1 May – Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Muqdisho (Himilonews) - Kowdii Bishii May sanadkii 1886 xoogsato badan ayaa isugu soo baxay jidadka dalka Maraykanka – halgan weyn oo ay ku doonayeen...

Caruusad iska diiday inay guursato caruuskeeda oo isla xafladda ku guursatay nin kale!

Bihar (Himilonews) - Nin caruus ah ayaa la qarracmay inuu indhihiisa ku arko gacalisadiisa oo guursaneysa nin kale - halkii ay isaga ka guursan...

Nin afadiisa ku furaya dhalista carruur badan oo uu qadyaan ka joogo!

Abuja (Himilonews) - Sey ayaa la niyad xun kadib markii afadiisa ay noqotay xaamilo kadibna ay dhashay cunug fasax la'aantiisa, marka loo eego dukumenti...

Most Read