Yearly Archives: 2017

Spain – Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka

Madrid (Himilonews) – Ma oggolaan laheyd in qof uu ka dulboodo carruurtaada sidaan oo kale? Dabcan Maya! Loo yaqaan El Colacho – afka Spain, Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka...

Eyga 2 lugood oo kaliya ku socda

Muqdisho (Himilonews) - Eeyuhu waxay u baahan yihiin afar xubnood oo ay ku socdaan, mise maya? Badigood haa, hayeeshe layaab maleh Eygan layiraahdo Faith. Wuxuu...

Macbadka Shabeelka – Goob Dal-xiisuhu sawir kula galo Dugaagta.

Thailand (Himilonews) - Meel dalxiisayaashu ay dhaweysan karaan Shabeelka si lamid ah Bisadaha, halkan waxaad ku arkaysaa waxyaalo aadan maalin kasta arki karin. Macbadka Shabeelka Wat...

Nigeria – Fantasiyaha Kalluumaysi ee Arugungu

Lagos, Nigeria (Himilonews) – Arugungu waa dhacdo dhaqameed Nigerian ah oo kumaankun kalluumaysato ah ka qeyb-galaan. Arugungu waxay ka dhacdaa Kebbi oo waqooyi galbeed kaga taalla dalka...

Farqiga iyo fursadaha kala duwan ee nolosha Miyi iyo Magaalo

Muqdisho (Himilonews) - Waxaa jiray waqti dunida soo maray oo dadku aysan aqoon magaca magaalo. Waxayna ku noolaan jireen caksigeeda. Ma aqoonin gaadiid bireed lagu...

Lakulan: Deeqsiga 8 sano lacag la’aan ku kaalmeeya dadka dan-yarta

Moscow (Himilonews) - 8-dii sano ee lasoo dhaafay, ku dhawaad laba boqol oo ah qoysas ku nool degmada Strunino - magaalo yar oo ku taalla gobalka Vladimir...

Lakulan: Macalinka Ardayda xisaabta ku jecleysiiya ciyaarta ama dheesha Hip-Hop-ka

Pretoria (Himilonews) - Kurt Minnaar, oo ah macalin 33-jir ah waxna ka dhigaya dugsiga Cape Town’s Eben Dönges High School ayaa adeegsada ciyaarta Hip-Hop-ka la yiraahdo si...

Nolosha ninka cidiyihiisa tarminayay muddo 35 ah

Muqdisho (Himilonews) - Luu Cong Huyen, oo 58-jir ah, oo ku nool degmada Yen Giao ee Nam Dinh, dalka Fiitnaam ayaa cidiyihiisa abuurayay taniyo 30-kii sano ee...

24 March: Maalinta Caalamiga ee Qaaxada

Muqdisho (Himilonews) - Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada ama TB-da, waxaa la xusaa 24 March sanad kasta si loo fududeeyo baahinta wacyiga iyo baraarugga...

Karni Mata: Macbadka Doolliyada – Jiirka

Delhi (Himilonews) - Macbadka Hinduuga ah ee Karni Mata waxaa bilowga 1900 uu Maharajah Ganga Singh u dhisay maamuus sharafeedka Ilaaha Jiirka, Karni Mata - waxa...

Most Read