crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Eyga 2 lugood oo kaliya ku socda | HimiloNetwork

Eyga 2 lugood oo kaliya ku socda

Muqdisho (Himilonews) – Eeyuhu waxay u baahan yihiin afar xubnood oo ay ku socdaan, mise maya?
Badigood haa, hayeeshe layaab maleh Eygan layiraahdo Faith. Wuxuu ku dhashay dhicis – isaga oo aan laheyn addimo dhameystiran, wuxuu kaliya ku dhashay hal lug oo hore iyo labada danbe. Waase laga reebay markii uu jirsaday 7 bilood.
Hayeeshe wuxuu mahdiyay daryeelkii uu ka helay milkiilihiisa. Faith wuxuu kusoo baxay nolol cajiib ah wuuna samata-baxay. Wuxuu bartay inuu ku socdaalo labadiisa addin ee danbe, hayeeshe marka loo eego milkiilaha, in kasta oo ay ku aheyd waaya’aragnimo adag, waxay sidoo kale u aheyd dabiici.
Faith wuxuu noqday xidig. Waxaana aalaaba la arkaa isaga iyo milkiilihiisa oo wada socda jidadka magaalada.
Isha: radiohimilo.so
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!