Monthly Archives: October, 2022

Qadar oo furaysa Matxafka Keydka Geeddi-socodkii Muslimiinta.

MUQDISHO (HN) -- Iyada oo indhaha adduunweynaha ay kusii jeedaan dalka Qadar oo lagu qaban doono sannadkan koobka adduunka, waxaa dhawaan la daahfuray Matxafka...

Macmacaan iyo Ubaxyo: Xuska Dhalashadii Suubanaha NNKH ee UK.

MUQDISHO (HN) -- Bulshada Muslimiinta ah ee ku nool Oldham ayaa - munaasabadda xuska dhalashada Suubanaha NNKH awgeed - macmacaan fudud iyo ubaxyo u qeybiyay...

Aadaanka Salaadaha oo codbaahiyaha loo adeegsan karo hadda kaddib gudaha Colonge.

MUQDISHO (HN) -- Markii ugu horreysay taariikhda, Masjidka Dhexe ee magaalada Cologne waxaa codbaahiyaha looga dhawaaqay aadaanka salaadaha. "Tani waa tallaab muhiimad weyn inoogu...

Ol’olaha ‘Nabigii Raxmadda’ oo ka socda Hindiya.

MUQDISHO (HN) -- Suubanaha NNKH waa naxariis loo soo diray aadanaha ifka ku nool oo dhan. Maadaama lagu jiro bishii uu dhashay Suubanaha NNKH,...

Madaxa Apple oo bogaadiyay Muslimad soo saartay app cusub.

MUQDISHO (HN) -- 9 jir Muslimad ah oo ku nool Dubai ayaa soo jiidatay indhaha maareeyaha shirkadda Apple, Tim Cook kaddib markii ay soo saartay...

Tulis – Xaafadda 50% dadkeedu Youtube-leyda yihiin!

MUQDISHO (HN) -- Xaafadda Tulsi oo ku taalla Chattisgarth waxay noqotay ubucda iyo barkulanka youtube-leyda. Badi dadka xaafaddan waxay sameeyaan muuqaallo ay ugu tala-galeen...

Khunzakh — Xaafadda ku taalla Qarka Buuraha + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Aad bay u cagaaran yihiin buuraha idin muuqda. Laakiin cidlo ma ahan. Dadka ku nool xaafadda Khunzakh ee ku taalla qarka...

Most Read