Mandheera – Gabar ardayad ah oo u fadhisay imtixaanka dugsiga sare ee KCSE ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii ay fooshu qabatay kahor intaan lasii gelin tijaabada Bayoolojiga maalintii Jimcaha. Gabadha oo kamid ah ardayda dugsiga sare ee Township ayaa ku dhashay isbitaalka Zonal ee degmada Mandheera ayuu sheegay Cabdi Shiikh oo ah sarkaal katirsan waaxda waxbarshada ee bariga Mandheera. “Kadib ...
Read More »Monthly Archives: October 2015
UNHCR: Ma fududa dib-u-celinta qaxootiga
Shibis, Muqdusho – In ku dhow 5,000 oo qaxooti ah ayaa kasoo laabtay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab halka 4500 oo kale oo xerada wali ku sugan ay balan-qaadeen inay ku laaban doonaan dalkii hooyo ee Soomaaliya. Hey’adda qaxootiga ee UNHCR ayaa ku caawisay celinta qaxootiga iyada oo geyneysa magaalooyinka ay kasoo kala jeedaan sida Muqdisho, Kismaayo, Beydhabo, Luuq iyo bartamaha ...
Read More »Waanada Jaceylka
-Waanada Jaceylka- –Haddii aad maalin dhaawacdo laabta qof ku jecel, adna laabtaada waa la dhaawici doonaa. Kolkaas ayaad ogaan doontaa laxawga uu leeyahay qalbi dhaawacan. –Markaad qof ku dhahdo waan ku jeclahay waxaad balan adag la sameyneysaa qof kale laabtiisa. Isku day inaad ilaaliso balanta. –Jaceylka dhabta ah wuxuu mar waliba heli doonaa hilin kale oo uu kusoo laba-kacleeyo, kadib ...
Read More »Waanada Jaceylka
–Waxa ugu weyn ee aad waligaa baran doonto waa inaad wax jeclaato adigana lagu jeclaado. –Jaceylka la iska indha-tiro ayaa ah midka sida dhabta ah u xoogeysta. –Kolka aad qof jeceshahay waa wax. Kolka uu qof ku jecel yahayna waa wax kale. Kolka aadse jeceshahay qofka dib kuu jeclaaday, wax walba ayay ku fadhisaa. –Jaceylka waa sida dabeyl dhabata. Ma ...
Read More »Markuu Maseyrku Miidaamo isku rogo
Deyniile, Muqdisho (Himilonews) – Xaafadda Gubta ee laanta labaad ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, waxaa ka dhacday dhacdo xanuun badan kadib markii isbitaalka loola cararay nin kamid ah dadka deegaanka kaas oo, sida la tibaaxay, ku sumoobay caano ay u qastay ooridiisa. Aabaha dhintay ayaa ifka uga tagay lix caruur ah oo ay u dhashay xaaska uu qabay taas ...
Read More »Sheeko sahameed: Faa’iidada xasilka iyo wax dhowrista
Muqdisho – Nin Beeraleey ah ayaa Maalin waxaa ka Luntay Saacadiisa oo Qiimo badan ugu Fadhiday, In muddo ah ayuu Saacadii Raadiyay, wuuna waayay. Intaas ka dib Ninkii wuxuu arkay Caruur ku Ag Ciyaareysa Halki uu uga Shakiyay iney Saacadiisa uga Luntay, Caruurtii ayuu ku yiri:- Waxaa iga Maqan saacad Qofki soo hela wuxuu leeyahay Abaal marin Qaali ah. Haddaba, Caruurti ...
Read More »Hindiya: Markuu gabowga 60-Jirka uu gabar 6-Jir ah guursado
New Delhi (Himilonews) – Dhulkii la oran jiray bar-qaareedka Hindiya oo ka koobnaan jiray dalalka Hindiya, Pakistan, Bangaladesh iyo Nepal, waxaa laga soo tebiyaa sheekooyinka ugu tiiraanyada badan ee laga diiwaan-galiyo hannaan-socodka nololeed ee Aadanaha. Waxaa la arkay gabar loo guuriyay Ey–halkaas oo afo Bani’aadam ah iyo sey Bahaa’in ah ay guur ku kulmeen. La yaab. Waxaase kaaga sii yaab ...
Read More »Joojinta faafista Islaamka iyo fal-celinta Muslimiinta Yurub
Muqdisho (Himilonews) – Iyada oo toddobaadkan dunida laga dareemay cadaadis lagu hayo dunida Muslimka ah gaar ahaan Muslimiinta reer Galbeedka–halkaas oo ol’ole ballaaran oo loogu magac daray “WORLD says NO to ISLAM,” oo macnaheedu yahay Dunidu waxay Maya leedahay ISLAAMKA, dadyowga aan Muslimiinta ahayn ee fikradaha sirgaxan kasoo garoocday warbaahinnada reer Galbeedka, waxay ku aroorayaan fiira-yaridooda. Taniyo markii kooxda la ...
Read More »Markuu dhibanuhu dhulkiisa doorto!
F.G. Muuqaalka kuu muuqda kama dhigan qolka iyo qofka laga hadlayo toona. Laba-dhagax, Wardhiigleey, Muqdisho – 10-sano kahor, Maxamed wuxuu lahaa caafimaadka uu qof kasta oo inaga mid ah ku suura-galiyo wadista noloshiisa. Wuxuu hayay hayaan dheer oo uu ugu jiray inuu himilada mustqabalkiisa kaga gun-gaaro. Isaga oo loolan adag kula jiray asxaabtii la jaalka ahayd ee uu wax la ...
Read More »Xaqiiqaha dahsoon: Dalalka ugu nabadda xun dunida
Waxa laga yaabaa hadii la inna waydiiyo waa ayo dalka aduunka ugu nabada xun ? In qaar badan ay ku jawaabaan soomalia ayaa ugu nabad xun, amma ciraaq amma suuriya, lkn waxa aan leeyahay in yar illa wadaag macluumaad kan, si aan uhelno jawaabta saxda ah. Sanadku markuu ahaa 2004 tii dalka Australia waxa qorri lagu dilay shan qof. Sweden ...
Read More »