Monthly Archives: May 2016

Farriimaha Jaceylka

Muqdisho (Himilonews) – Hadduu jaceylku qof yahay–anigaa isku kaa soo diri lahaa sms ahaan. Jaceylka aan kuu qabo waa sida neecaw udgoon had iyo jeer. Mana tihid wax aan ka aheyn neef aan neefsado. Haddaan ku waayana waan lumayaa. Waan ku jeclahay. Mana ahan oo kaliya inaad isiiso wax walba oo aan kaaga baahanahay ee waa inaan u baahanahay wax ...

Read More »

London oo heshay maayarkii u horreeyey oo Muslim ah

London, UK (Himilonews) – Sadiq Khan ayaa loo doortay duqa caasimadda London — isagoo noqonaya ninkii u horreeyay oo Muslim ah oo xilkaas loo doorto. Wuxuu ka tirsanaa xisbiga shaqaalaha: waxaana la tartamayay Zac Goldsmith oo ka socday xisbiga muxaafidka ah oo muddo 8-sano hayey xilka duqa magaalada London. Sadiq Khan ayaa helay 1,310,143 oo kamid ah cododkii la tiriyay—halka ...

Read More »

Erdogan oo booqanaya Kenya dhamaadka sanadkan

Nairobi, Kenya (Himilonews) – Dadaal uu Turkigu ku doonayo inuu ku ballaariyo awooddiisa dhaqaale ee bariga Afrika, Rajeb Deyib Erdogan ayaa la filayaa inuu dabayaaqada sanadkan booqasho ku yimaado dalka Kenya. Booqashadiisa ayaa ah tii ugu horreysay ee uu Erdogan ku yimaado taniyo kolkii uu xilka madaxtinimada dalkaas qabtay. Af-hayeen u hadlay dowladda Turkiga ayaa sheegay in xiriir dhex-mara Kenya ...

Read More »

Shan sano kadib maanta iyo Osama Bin Laden!

Muqdisho (Himilonews) – 2-dii May 2011, madaxweyne Obama ayaa dunida u sheegay in Maraykanku uu fuliyay howl-gal ay ku dileen hoggaamiyihii urur-weynaha al-Qaacida Osama bin Laden. Dhimashadiisa ayaa aheyd gabagabada howl-gal ee lagu baacsanayey mid kamid ah dadkii loogu doonista badnaa dunida Galbeedka. Kahor qaarijintiisa, Osama Bin Laden wuxuu soo diri jiray farriimo muuqaaleedyo uu kaga soo hor-jeedo ama uu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!