Farriimaha Jaceylka

Muqdisho (Himilonews) – Hadduu jaceylku qof yahay–anigaa isku kaa soo diri lahaa sms ahaan.
Jaceylka aan kuu qabo waa sida neecaw udgoon had iyo jeer. Mana tihid wax aan ka aheyn neef aan neefsado. Haddaan ku waayana waan lumayaa.
Waan ku jeclahay. Mana ahan oo kaliya inaad isiiso wax walba oo aan kaaga baahanahay ee waa inaan u baahanahay wax walba oo adiga kugu saabsan.
Waxaan doonayaa inaad dhinacaada ahaado had iyo goor; habeen iyo maalin.
Sida dhow ee aan dhankaada ugu soo dhamaaday, fadlan ha iiga dheeraan Dheeman. Waan ku rumeysanahay adiga oo dhan. Waxaana qaabilay run qurux badan–runtaas oo ah inaan si dhab ah kuugu jeclahay noloshaada.
Wax walba ayaad ii tahay. Aad baan Alle ugu mahad-naqay markuu adiga ii kaa soo diray, si aad ii daryeesho.
Waxaa jira waxyaabo badan oo noloshayda kalumaya lkn marabo inaad iga lunto. Uma dulqaadan karo inaan qaabilo nolol aad adigu hormuud iiga aheyn.
Dhabtii miyaan dhaqaaqa miyaan dhuuni quutaa; dhadhanshaa anfaacad; sida labada dhaban iyo dhafoorada aan u heystaa waagu igu dhalaalaa!
Wax waba oo adiga ku saabsan sharafeey way iga farxiyaan.
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!