crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> August | 2022 | HimiloNetwork

Monthly Archives: August 2022

Dhiigbixintii ugu weyneyd maalin kaliya oo ay sameynayso hey’adda Islamic Charity

MUQDISHO (HN) — Hey’adda samafalka ee Islamic Charity ayaa doonaysa inay tallaab cusub oo hor leh ka sameyso mashruuca dhiig-bixinta ee hal maalin la bixiyo kaas oo ay ku dooneyso inay ku badbaadiso nolosha dad ku dhow 150,000. Ol’olaha waxaa la bilaabay maalintii shalay. Waxaana horboodaya da’yar Muslimiin ah. Wuxuu ka dhacay 350 xarumood oo ku kala yaalla 23 dal ...

Read More »

85 jir Fransiis ah oo qaatay Diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Isaga oo safar ku jooga Turkiga ayuu deris la noqday qoys Muslimiin ah. Emile Zehnder, oo 85 jir ah, wuxuu kasoo jeedaa Strasbourg, France. 9 bil kaddib dhimashada xaaskiisa, wuxuu weydiistay deriskiisa oo ah Turki uu u kaxeeyo Turkiga, sida laga soo xigtay Daily Sabah. Waxaa markiisa hore lasoo marsiiyay magaalada weyn ee Istanbul kahor inta aan ...

Read More »

Gabdho badan oo ‘xiisaynaya’ barashada Cillaanka saarka iyo Make-upka.

MUQDISHO (HN) — Gabdhaha aad u jeedaan looma saarayo cilaan si ay uga qeyb galaan xaflad dhacaysa. Waxay halkan u yimaadeen inay bartaan sida cillaanka iyo make-up loo saaro. Xarunta Wax-barashada Gacanta ee Caynuush ee ku taalla Ex-Contorl Balcad waxaa maalin walba soo xaadira gabdho da’yar ah oo doonaya barashada xirfaddan si ay ugu shaqeystaan. Faadumo Xuseen Axmed oo aan ...

Read More »

Masjid ku burburay Weerarkii Hoteel Xayaat oo weli albaabada isugu laaban!

MUQDISHO (HN) — Toddobaad un kaddib oo laga joogo markii weerarkii qasaaraha badan la dhaliyay lagu qaaday Hoteelka Xayaat, waxaa xarumaha ganacsi ee dhabarka ku haya hoteelka ka socdo howlo dib u dhis iyo dayactir ah oo lagu hubsanayo in dib loogu shaqeeyo. Inta badan xarumahani kama socon wax shaqo ah, waxaana badigood ay u diyaargaroobayeen sida dhismayaasha burburay dib ...

Read More »

Xaafadaha Qaar oo in laga guuro halis ugu jira! — Aaway Maamulka Gobalka?!

MUQDISHO (HN) — Ma ahan webi dhex maraya xaafadaha. Mana ahan halkan meel aalaaba looga maarmi karo ama loogu tala-galay inay biyuhu fariistaan. Waa jid muhiim ah oo halbowle u ah isku socodka gaadiidka dadweynaha caasimadda Muqdisho ku nool. Waddadan saaka uma xirmin inay wufuud caalamiga ah mari doonto. Waxaa isku socodkeeda hakiyay roobkii xalay ka da’ay caasimadda Muqdisho kaas ...

Read More »

Kooxda QPR oo Salliyo ay ku tukadaan siinaysa Cayaartoyda iyo Taageerayaasha Naadiga.

MUQDISHO (HN) — Kooxda Queen Park Rangers ayaa lagu bogaadiyay tallaab wax ku-ool-ah oo ay u sameysay taageerayaasheeda iyo cayaartoyda naadiga kaddib markii ay ugu deeqday salliyo ay ku dukadaan salaadaha xilliyada Salaadaha qaar ay joogaan garoonka. “QPR waxay hoggaamisay mar kale aragtida ah muhiimadda kala duwanaanshiyaha iyo in dadka loo fududeeyo hababka ugu sahlan oo ay waajibkooda diiniga ah ...

Read More »

Gabar – Dhaqan-wanaaga Saaxiibteed oo Muslimad ah awgeed – Islaamka ku qaadatay!

MUQDISHO (HN) — Haweeney u dhalatay dalka Faransiiska oo dalxiis ku joogtay Tekirdağ, waqooyiga Turkiga ayaa qaadatay diinta Islaamka kaddib markii ay la dhacday hab dhaqanka saaxiibteed oo Muslimad ah. Intii lagu guda-jiray joogitaankeeda Turkiga, Elodle Moreno, oo 24 jir ah, waxay bilowday inay baaritaan ku sameyso barashada Islaamka, in yar kadibna waxay ku dhawaaqday kelmadda Tawxiidka. Elodle ayaa markii ...

Read More »

Deeqaha Gargaarka iyo Ganacsiga Suuqa Madow.

MUQDISHO (HN) — Xaalad adag oo bani-aadnimo ah ayay wajahayaan barakacayaasha idin muuqda. Shanti bilood ee lasoo dhaafay ayay badigood usoo hayaameen Muqdisho iyaga oo raadinaya hunguri iyo wax ay cunaan. Maalin walba waxaa kaamamka yimaada tiro hor leh oo kuwii kasoo horreeyey halkan kula suga kaalmada iyo gargaar uga yimaada hey’adaha deeqda bixiya iyo dowladda Soomaaliya. Qaar badan waxaa ...

Read More »

Hadraawi – Halgame iyo Hanuuniye Umadda Soomaaliya ka baxay!

MUQDISHO (HN) — Toddobo sannadood ayuu xabsi ugu jiray dowladdii Kacaanka. Waxaana loo xiray sababtii uu u cabiray micnaha dhabta ah ee dowladnimada iyo sida ku dhacda leh oo uu awoodda maansada iyo suugaanta ugu ifiyay ceebaha iyo goldaloolladii ka jira taliskii Kacaanka. Waana un in yar kaddib markii Kacaanku dhashay. Laakiin kahor iyo kaddib markii xabsiga laga soo daayay, ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!