MUQDISHO (HN) — Kalluumayste Induniisiyaan ah ayaa sheegay inuu xiriir 20 jirsaday la leeyahay yaxaas afar mitir gaaraya – uuna ugu yeero bulshada qeybteeda bogga ku socota. 59 jirka Ambo oo ah kalluumayste ku nool Bontang wuxuu si un caan uga dhex noqday degmadiisa kaddib kolkii sida la yiri uu xiriir saaxiibtinimo la yeeshay yaxaas loogu yeero Rizka. Wuxuuna nolosha Ambo ...
Read More »Monthly Archives: June 2023
Dhismaha Dabaq ay ku nool yihiin 20,000 oo qof.
MUQDISHO (HN) — Dhismaha Regent International oo ku yaalla Hangzhou, dalka Shiinaha wuxuu qaadi karaa inta ku nool degmo oo dhan 20,000. Bartamaha Qianjiang Century ayuu dhacaa dabaqan, waxaana markiisii hore loo dhisay hoteel lagu raaxaysto, laakiin markii dambe wuxuu isku beddelay guryo laga kireeyo dadka caadiga ah waxaana uu ka kooban yahay in ka badan kun qolal isku go’go’an. ...
Read More »Shimbir la-yaab leh oo lagu arkay UK.
MUQDISHO (HN) — Sawirrada shimbiro shaf weyn iyo lugo dhaadheer leh ayaa qabsaday baraha bulshada siiba barta tiktok. Waxaana ay soo jiidatay indhaha daawadayaal badan. Shimbirtan oo ku nool UK ayaa lala cajabay muuqaalkeeda iyo sida Eebe u abuuray, dad badanna weli waxay rumeysan la’ yihiin in waxa ay indhahooda ku arkayaan ay tahay shimbir iyo in kale. Qaar kale ...
Read More »Daawo – Digaaga Qosol dadka oo kale Qosla!
MUQDISHO (HN) — Dalka Induniisiya waxaa ku nool nuuc digaagga kamid ah oo dalkaas ka ah caan kaas oo dhawaaq u eg qosolka dadka yeera marwalba oo uu ciyayo. Waxaana la yiraahdaa Ayam Ketawa. Gobalka koofurta Sulawesi ayuu ku nool yahay. Wuxuuna u yahay astaanta dhiirranaanta iyo geesinimada. Halkan haddaba ka daawo muuqaalkiisa. Diiqa qosla
Read More »Xiddiga Pakistan oo la arkay isaga oo nadiifinaya Masjidka Xaramka
MUQDISHO (HN) — Xiddiga Pakistan ee cayaarta Kiriket-ka, Mohammad Rizwan ayaa soo jiitay indhaha dad badan oo Muslimiin ah kaddib kolkii la arkay isaga oo wax ka nadiifinaya Masjidka weyn ee Xaramka ee magaalada Makka. Xiddigan iyo qaar kale oo ay kamid yihiin Babar Azam iyo Iftikhar Ahmed waxay Sucuudiga u joogaan gudashada Xajka iyo cumrada, sida ay kusoo warrantay ...
Read More »La kulan – Samafalaha ugu da’yar ee ‘u khidmeysa’ Xujeyda.
MUQDISHO (HN) — In xujeyda loo adeego ‘samafalo’ waa arrin abaal iyo ajar badan laga helayo. Mariam Mahdar oo inan yar ah ayaana sannadkan kamid ah samafalayaasha u adeegayaa xujeyda joogta Makka. Mahdar ayaa la aaminsan yahay inay tahay samafalaha ugu da’yar ee sannadkan, waxayna sheegtay inay ku faraxsan tahay ‘u khidmeynta’ Mu’miniinta. “Markii maalmaha Xajka ay soo dhawaadeen ayaan ...
Read More »La kulan – Xaajiga lugta la’ ee sannadkan xajinaya!
MUQDISHO (HN) — Shareecada Islaamku kama horjoogsan ama reebin qofka Muslimka ah ee naafada ah inuu gudan karo waajibka ka saaran inuu soo xejiyo ama cumraysto. Mohammed Shafiq, oo ah naafo u dhashay dalka Pakistan-na sannadkan wuxuu kamid yahay malaayiinta Muslimiinta ah ee joogta Makka si ay u gutaan acmaasha Xajka iyo cumrada. Wuxuuna dalkiisa uga yimid inuusan lumin fursadda uu ...
Read More »85 jirkii ‘ururin jiray’ lacagta uu Xajka ku aadi lahaa oo sannadkan xajinaya!
MUQDISHO (HN) — 85 jir u dhashay dalka Induniisiya ayaa ugu dambeyn kamid ah xujeyda sannadkan gudanaysa xajka iyo cumrada. Wuxuuna riyadiisa maalintan weyn ay ugu rumowday ururinta shilimaadkii uu ka heli jiray mushaharkiisa taraafikada. In ka badan 30 sannadood, Husin bin Nisan wuxuu urursanayay lacagtii uu mar un kusoo aadi lahaa Xajka. Sannadkan, wuxuu si kastaba, kamid noqonayaa kumaankun-ka duqowda ...
Read More »Baba Jeey oo jebinaya xeerarka dhaqanka iyo diinta Islaamka!
MUQDISHO (HN) — Waa muuqaal filan waa ku reebay Soomaali badan oo uu sameeyey mid kamid ah youtuberada ugu caansan Soomaalida. Waa Baba Jeey oo ah dadka loogu raacashada badan yahay barta youtube-ka oo ficil qariib ah oo horay qof Soomaali ah ama madow kale oo Afrikan ah uusan u sameynin. Laakiin maxaa hadda kusoo beegay? Isaga ahaan, waa ...
Read More »Afar Ayeeyo oo Marooko u dhashay oo sannadkan kamid ah xujeyda Makka joogta.
MUQDISHO (HN) — Sannadkan wuxuu Xajka dhadhan ka duwan saddexdii sannadood ee lasoo dhaafay u sameynayaa Muslimiinta gaar ahaan xujeyda nasiibka u yeelatay inay sannadkan xaadiraan – sababtuna waa in labadii sannadood ee lasoo dhaafay oo xanuunka Covid-19 ee faafaya awgiis tirada aadaysa aad loo yareeyey. Afar ayeeyood oo u dhashay dalka Morooco ayaa sannadkan kamid ah xujeyda. Waxaana u ...
Read More »