Monthly Archives: August, 2015

Nadaafadley: Xoogsato qadarin mudan!!

Soo sawiray: Bahda Himilonews.com Wardhiigleey, Xamar – Dabayaaqada toddobaad kasta, Sahal Baana wuxuu gaari Jente-dieshe ah kusoo galaa laamaha kala duwan ee degmada Wardhiigleey. Wuxuu...

Jaceyl: sheyga aynu wali dhihin!

Qeybtii 4aad; “Hadda,” ayuu yiri. “Maxaad qabataa?” “Waxna,” ayay tiri. “Balse waxyaabo badan ayaan isku dayay.” Ma aysan doonayn inay u sheegto shaqooyinka fud-fudud ee aan...

Jaceyl: sheyga aynu wali dhihin!

Qeybtii labaad: Dhugasho dheer ayay ku eegtay. Wuxuu ahaa sidiisii. Bidaar kuma sibqin sida ay rag badan oo qeyrkiisa ah ku aragtay. Hayeeshe garbihiisu way...

Jaceyl: sheyga wali aynu dhihin!!

Qeybta Koobaad: Hortiisa ayuu ka arkay wuuna gartay durbadiiba. Wuu usoo rocleeyey jeer uu garabkeeda kusoo beegmay kadibna wajigeeda hor istaagay isaga oo la yaab...

Gocashadii Jaceyl ee Cilmi Boodhari

Berbera (Himilonews) - Cilmi Ismaaciil Liibaan, oo Cilmi Boodhari ku magac dheeraa, wuxuu noolaa muddadii u dhaxeysay 1900-1937-kii. Waxa uu ku dhashay miyiga magaalada...

Jaceyl: Erey ban-dhigashadiisu adag tahay!!

Muqdisho (Himilonews) - Muddo maalmo ah oo ay indhaheedu ka abaarsadeem aragtidiisa, waxay dani ku tiri: iila kac dhankiisa. Saa naf wax jecel Allaa...

Dhibaatada lagu hayo Muslimiinta Rohingya.

Muqdisho (Himilonews) - Ku tilmaamista ay Qaramada Midoobay ku sheegtay mid kamid ah tira-yarta ugu badan ee la dhibaateeyo, Muslimiinta Rohingya waxay ku wajahayaan...

Doorkii dhaqaalaha ee Islaamka oo soo laba-kacleynaya!!

Muqdisho (Himilonews) - Kororka fahmeedka nolosha dhabta ah ee Islaamku tilmaamayo iyo macnaha qotada dheer ee laga dheehan karo xeerarka hadba sah kasta oo...

Dhacdo: Geeri nimaan tahriib tegin iyo daltebey ku roon tahay!!

Muqdisho (Himilonews) - Markii ugu horreysay ee aan maqlay dhimashadiisa, way igu adkeyd inaan si fudud ku rumeysto. Waayo wuxuu ahaa nin damac yar:...

Kulanka labada Haldoorro!!

Muqdisho (Himilonews) - Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa marti-galisay markii ugu horreysay wiilasha ugu caansan raadeynta dunida. Suldaan Kusii, oo ah ninka ugu...

Most Read