Yearly Archives: 2015

Latin badan oo Islaamka qaadanaya

Muqdisho (Himilonews) – Qiyaasta ugu badan ee rasmiga ah, dadka Lations-ka ah ee ku nool Maraykanka waxaa loo tix-geliyaa inay yihiin bulshada ugu kobaca...

Beerta Nabadda ee Muqdisho

Muqdisho (Himilonews) - Markii ugu horreysay kadib 20-iyo dhowr sano, daganayaasha caasimadda Muqdisho waxay heleen beer ay ku nastaan taas oo soo jiidata indhaha...

Iiran oo diiday eedeymo ku saabsan Shiiceyn ay Soomaaliya kawado

Muqdisho (Himilonews) - Xukuumadda Iran ayaa iska diiday eedeymaha ku saabsan inay Soomaaliya ku faafiso mad-habta Shiiciga. Tani ayaa timid toddobaad kahor markii dowladda Soomaaliya...

Gurigii koobaad ee Geed Caanood lagu beero iyo sida uu uga sii faafay

Muqdisho (Himilonews) – Halka ilinka hore ee guri kasta laga heli karo geed ku hor tallaalan, oo—sida dad badani ku magacaabeen ah Geed Caanood,...

CULUUMTA KU SAABSAN DOOFAARKA

Muqdisho (Himilonews) - Nafley jaadad badan leh oo, Muslimiinta iyo Yuhuudda ma ahane, dadka kale xoolo ahaan u dhaqdaan. Kan Soomaaliya jooga wuxuu leeyahay guud...

WAX KA BARO GUDUUDANAHA

Muqdisho (Himilonews) - Bahal dummadda u eg kase weyn biyooloji ahaanna lagu daro bah Dinnad; wuxuu leeyahay adimmo dheerdheer, dabo gaaban, dhego dheerdheer oo timo...

WAX KA BARO DAMEER FAROWGA

Muqdisho (Himilonews) - Gamaanka jaad kamid ah oo Afrikada hodanka ah kaliya laga helo; Dameer duureed; Farow ama ~Gunburi. Wuxuu leeyahay oogo cad oo daliigo...

Xaqiiqooyinka ku saabsan BAKEYLAHA

Muqdisho (Himilonews) - Jaad nafleyda dhirta xagata kamid ah oo aad u dheereeya. Wuxuu leeyahay dhego dheerdheer, dhogor jilicsan; af bushinta kore ka faruuran—dabo gaaban...

Wax Ka Baro GERIGA

Muqdisho (Himilonews) - Nafley adduunka joogta kan ugu dheer, wuxuuna joogaa Afrika oo kaliya; wuxuu leeyahay sur aad u dheer iyo lugo iyagana dheerdheer....

Wax Maka tagaan Nolosha Biciidka?! –Hadda BARO!

Muqdisho (Himilonews) - Biciidku wuxuu ku nool yahay Hawdka, Badaa’iska iyo Sudaha. Wuxuu daaqaa Doogga iyo Bilcilkaba. Labkiisu waa Saryan. Halka dheddigiisana loo yaqaan Biciid....

Most Read