Yearly Archives: 2015

Wax Ka Baro Yeeyga ama Uubatada

Muqdisho (Himilonews) - Bahal dugaagga kamid ah oo Eyga u eg: arigana aad u laaya. Wuxuu waxoogaa ka yar yahay Dhurwaaga~ Uubato ama Uuleey.  Yeygu...

Wax Ka Baro DAWACADA

Muqdisho (Himilonews) - Bahal jaadad badan oo dugaagga dibad-joogta ah kamid ah; waxay u egtahay Eyga. Waxay cuntaa hilibka. Dhogor badan iyo dabo hunbulan...

Wax Ka Baro Weerka/Dhidarka

Muqdisho (Himilonews) - Bahal dugaagga kamid ah oo dhurwaaga u eg~ Dhidar. Kasokow inuu yahay laayaan xoolaha dila, hadana baxaalli aan fiicnayn oo dhanka gabraarsiga...

FARRIIMAHA JACEYLKA

Muqdisho (Himilonews) - Waad ogtahay inuu jaceyl yahay kolka dhamaan waxaad rabto ay tahay raadinta qof farxadiis, xittaa hadii aadan ahayn sababta ka danbeysa farxadiisa. Waxaa...

Madaxweynaha Tanzania oo arin la yaab leh markale soo rogay

Muqdisho (Himilonews) - Madaxweynaha Tanzania John Magufuli ayaa diiday in kal-fadhiyada Golayaasha Tanzania dhexdooda lagu qaato cunto--isaga oo taas badalkeeda ku baaqay in shacabka loo...

Q2aad: Wax Ka Baro Haramacadka

Muqdisho (Himilonews) - Haramcadku wuu wada cunaa gedi neefka ay hargaantaan ama ay qabsadaan. Wuxuu u kala tallaabaa keyma-roobaadka iyo bananka gabaahiirta ah. Si iskumid...

Muslimiin ku dhex tukaday Kaniisad

Muqdisho (Himilonews) - Sawirka idin muuqda waa walaalo Muslimiin ah oo ku dhex tukanaya qolka kamid ah Kaniisad ku taalla Brisbane, Australia.  Tani ayaa timid kadib...

Wax ka baro Dalalka ugu badan ee doonaya ku dhaqanka Shareecada Islaamka

Muqdisho (Himilonews) - Waxaa lasoo saaray natiijada sahan lagu sameeyey dadyowga Muslimiinta ee ku nool dunida dacalladeeda sida ay u arkaan inay shareecada Islaamka...

Daawo sawiradda; Jidka dheer ee gala Madaxtooyada Dalka

Muqdisho (Himilonews) - Wadada dheer ee ka baxda is-goyska Florenca ee tagta jidka dheer ee madaxtooyada Villa Somalia ayaa dhawaan la dhisay. Wadadan oo...

Facebook-ga dhacdo fudud ka dhigay kiis adag

Muqdisho (Himilonews) - Gabar ayaa dhaawac wajiga iyo oogada sare kala kulantay saaxiibkeeda--taas oo ku saabsan dhacdo xiriir hoosaad. Dhibanadda ayaa sheegtay inuu wajiga...

Most Read