Yearly Archives: 2015

Baro Sirta Cimri-dheerida: La kulan Da’yarta 60-jirka ah

Muqdisho (Himilonews) – Dadku waxay cimriyaan in-ka-badan sidii hore. Maanta, badi dadka dunida ku nool waxay si nabad leh ku gaari karaan da’da lixdan...

Baro sida Qashinka Lacag looga sameeyo

Muqdisho (Himilonews) - Qashinka aan la uruurin waa dhib ku weyn dalalka soo koraya, gaar ahaan Afrika. Marka loo eego World Bank Urban Development Series...

Marka uu Dhibanuhu Dhulkiisa ku dhinto

Muqdisho (Himilonews) – Aniga oo maraya waddo dheer oo marta guri laba jidle ah ayay indhahaygu qabteen dad tira badan—oo u kala fadhiya horin...

Dhanbaallada Jaceylka

Muqdisho (Himilonews) - Qalbigayga ayaa ila hadlaya oo I dhahaya: nafaqadaadu waa jaceyl, dheeftaadu waa guur, natiijadaadu waa guryosamo lagu nasto oo lagu nagaadee,...

Q1aad: Wax Ka Baro Haramacadka

Muqdisho (Himilonews) - Haramacadku waa jaad Bah-dinnad kamid ah. Wuxuu leeyahay dhibco-dhibco madmadow iyo seyn dheer. Aad buu u dheereeya xagga orodka. Haramcadku oo kolkolna...

10-ka Baasaboor ee ugu Awoodda Badan Dunida

Muqdisho (Himilonews) - Dal-ku-marrada "Passport"-yada ugu qaalisan dunida ayaa caadka laso dhigay iyada oo dalalka Maraykanka iyo UK ay galeen boosaska ugu horreeya kuwaas...

Sahan: LONDON waa meelaha ugu XUN ee UK looga noolaado! Ka guur hadaba!

Muqdisho (Himilonews) - Waxaa caadka lasoo dhigay meelaha ugu xun ee looga noolaado Boqortooyada Midowday ee UK la isku yiraahdo.  Sahankan oo uu qaaday B. Heard ayaa...

SAHAN: LA YAAB!! DUMARKA UK BADIGOOD MA QUBEYSTAAN

Muqdisho (Himilonews) - Daraasad cusub oo la sameeyey ayaa lagu ogaaday in badi haweenka ku nool UK aysan qubeysanin maalin kasta sida ay cilmi-baaristu...

HANBALYO: Jamhuuriyadda ISLAAMIGA ah ee GAMBIA

Muqdisho (Himilonews) - Madaxweynaha gambia Yahya Jammeh ayaa ku dhawaaqay in dalka dhaca galbeedka Africa uu qaatay shareecada Islaamka--isaga oo yiri go'aankan waxaa loo...

Q1aad; Taxanaha facebook: gabar lagu kufsaday facebook

Muqdisho (Himilonews) - Maanta waxaynu idin bilaabi doonaa barnaamij la magac baxay Taxanaha Facebook oo aan ku faaqidi doono dhibaatooyinka iyo dheefaha laga helo...

Most Read