Sahan: LONDON waa meelaha ugu XUN ee UK looga noolaado! Ka guur hadaba!
Posted by: Zakariya
in Sahanka
December 13, 2015
309 Views
Muqdisho (Himilonews) – Waxaa caadka lasoo dhigay meelaha ugu xun ee looga noolaado Boqortooyada Midowday ee UK la isku yiraahdo.
Sahankan oo uu qaaday B. Heard ayaa ku sargooyay hab-samida nololeed ee ay ku kala duwan yihiin magaalooyinka ku yaalla UK sida dhinacyada waxbarashada–tayo ahaan, heerka danbiyada iyo tirada bulshada saboolka ah ee ku nool magaaladaas.
Dorset ayaa lagu tilmaamay meesha ugu fiican ee looga noolaado UK. Halka Humberside-na ay soo gashay meesha ugu xun ee looga noolaado UK.
Hadaba, kahor intaan idin soo gudbin meelaha ugu xun ee looga noolaado UK, aynu isla eegno 9-ka meelood ee ugu fiican in looga noolaado UK.
1) Dorset
2) North Yorkshire
3) Gloucestershire
4) Surrey
5) Cheshire
6) Northumbria
7) Hampshire
8) Hertfordshire
9) Cumbria & Suffolk [Joint]
Hadaba, hoos hadana ka eeg 10-ka meelood ee ugu liita nolol ahaan dalka UK.
1) Humberside
2) Northamptonshire
3) South Yorkshire, West Midlands & Essex [Joint]
6) West Yorkshire
7) Cambridgeshire
8) Kent
9) London
10) Lincolnshire
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews.com
Related
2015-12-13
You must log in to post a comment.