10-ka Baasaboor ee ugu Awoodda Badan Dunida
Posted by: Zakariya
in Wararka
December 13, 2015
1,111 Views
Muqdisho (Himilonews) – Dal-ku-marrada “Passport”-yada ugu qaalisan dunida ayaa caadka laso dhigay iyada oo dalalka Maraykanka iyo UK ay galeen boosaska ugu horreeya kuwaas oo dal-ku-galladood lagu tagi karo ku dhawaad 147-dal oo dunida kamid ah.
Halkan waxay hadaba idin kugu soo gudbinaynaa 10-passport ee dunida ugu qaalisan kuwaas oo qofka sita uu dal-ku-gal ama Visa la’aan ku mari karo wax ka badan 140-dal oo dunida dacalladeeda ku yaalla.
Jarmalka, Koofur Kuuriya iyo Faransiiska ayaa loo aqoonsaday dalalka labaad ee leh passport-yada ugu fiican dunida kuwaas oo oo dal-ku-gal la’aan lagu mari karo in-ku-dhow 145-dal.
Si kastaba, tani waa ayaan darro maadaama mid kamid ah dalalkan aanu u heyb-sheegan dunida Muslimka–taas oo caddeyneysa in dowladaha Islaamka aysan muhiimad siinin socdaalka iyo safarrada.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews.com
Related
2015-12-13
You must log in to post a comment.