crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> FARRIIMAHA JACEYLKA | HimiloNetwork

FARRIIMAHA JACEYLKA

Muqdisho (Himilonews) – Waad ogtahay inuu jaceyl yahay kolka dhamaan waxaad rabto ay tahay raadinta qof farxadiis, xittaa hadii aadan ahayn sababta ka danbeysa farxadiisa. Waxaa tahay sida kaaha cadceedda; aad iigu diirran.
Waxaa tahay sida Sokorta; aad u miid badan. Waxaa tahay adiga oo kale. Waana taaas sababta aan kuu jeclahay. Mid kamida mahadhada ugu xanuunka badan nolosha waa inaad jeclaato qof waligiis ku jeclaan jiray. 
Jaceylku waa sida balan-baalis. Waxay u daanshootaa halkay doonto iyadoo dalsan ka yeesha halkay dagto. Hadii aad qof jeceshahay; ogeysii jaceylkaada. Waayo laabuhu aalaaba waxay ku jabaan ogaal la’aan. 
Magaranayo sababtay ugu yeereen laab-jab. Waxaan dareemayaa sidii xubin walboo gibilkayga kamida ay jajabayaan. 
Eebe ayaan gallad u naqay. Hantiile kuma ihi inaan hanti badan heysto balse waa inaan adiga ku heysto. Laga yaabee inaan heysan sheyga aduunyada ugu qaalisan. Hayeeshe, waxaan leeyahay qofka dunida iigu qaalisan. Kaasna waa adiga.
Ag-fariisiga dhankaada anigoon waxna falin waxay iiga dhigantaa wax waloo qiima leh. Laba walxood ayay Raggu qarin karin gunaanadkooda. Inuu cabsan yahay ama uu qof calmaday.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!