Yearly Archives: 2015

Maxay kaga gaar tahay Garanuugtu Ugaarta kale?!–Nolosha Garanuugta

Muqdisho (Himilonews) - Garanuugta waa geed laac, waxaanay ku dhaqantaa Sudaha. Waqti kasta waa ay dhashaa oo sida Orgigu riyaha ugu dhex jiro ayuu Liigu...

WAX KA BARO NOLOSHA GOODIRKA

Muqdisho (Himilonews) - Ugaarta jaad kamid ah oo sida Diirdiirta ay daliigo ku dhilan yihiin. Goodirku, Ugaadha kale wuxuu kaga duwan yahay isagoo u kala...

Qoraaga reer Brazil oo difaacay Islaamka iyo Qur’aanka

Muqdisho (Himilonews) - Paulo Coelho oo ah qoraha loogu aqriska batay qoraalladiisa, ayaa difaacay diinta Islaamka isaga oo Qur'anka ku tilmaamaya kitaab barakaysan bartiisa facebook-ga...

Rumeyso ama Diid Halkan waa magaalada Paris

Muqdisho (Himilonews) - Haddii kaamirooyinka dunida soo qabtaan xerooyin barakacayaal oo Afrika iyo dunida Muslimka ah ku yaalla, kaamirada runta ee reer Galbeed dhulkooda...

La kulan: Ninka dhiiggiisa ku badbaadiyay nolosha 2-malyuun oo caruur ah

Muqdisho (Himilonews) – Oogada muuqeeda, James Harrison waa qof iska meel-dhaxaad ah. Wuxuu jecel yahay gabadhiisa, caruurta uu awoowga u yahay iyo inuu ku...

Baro Dal–si uu is-dilka u yareeyo–arin la yaab leh tijaabo-galinaya!

Muqdisho (Himilonews) - Kahor-tagista tirada dadka is-dila oo kusii badanaya awgeed, dalka dhaca bariga fog ee Aasiya wuxuu markii ugu horreysay bilaabay inuu meyd-iska-dhigid...

Gabar Muslimad ah oo kutub-Qur’aan ku dhaaratay halkii kutubka Bible-ka laga filayay

Muqdisho (Himilonews) - Haweeney Muslimad madowga Maraykanka kamid ah ayaa ku dul-dhaaratay Kitaabka Qur'aanka xilli ay taagneyd xeer-beegti ku taalla New York.  Marka loo eego...

Baro Nolosha Sagaarada

Muqdisho (Himilonews) - Sagaarada oo ku dhaqanta Sudaha iyo Duudaha, midkeeda labka ah waxaa lagu magacaabaa Atoor. Teeda dhedigta ahna waxaa la yiraahdaa Yac....

Wax ka baro Layaabka DEERADA!

Muqdisho (Himilonews) - Jaad ugaarta kamid ah oo yaryar oo dheereeya: dhabar iyo caloosha dalliigtimo balaaran oo madow bay ku leedahay. Raxan ayayna waligeed...

Wax ka baro Nolosha Cawsha iyo la yaabkeeda

Muqdisho (Himilonews) - Ugaarta waaweyn jaad kamid ah. Waxay leedahay midab-casiin-ka-warqab ah oo uurka iyo barida ka cad--dalliigo madmadow oo wajiga bartankiisa ku dhilan...

Most Read