Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeDunida MuslimkaQoraaga reer Brazil oo difaacay Islaamka iyo Qur'aanka Dunida Muslimka Qoraaga reer Brazil oo difaacay Islaamka iyo Qur’aanka By Zakariya December 19, 2015 0 55 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho (Himilonews) – Paulo Coelho oo ah qoraha loogu aqriska batay qoraalladiisa, ayaa difaacay diinta Islaamka isaga oo Qur’anka ku tilmaamaya kitaab barakaysan bartiisa facebook-ga sida “Buug Dunida dhinac kale u rogay.” Qoraaga Brazilian-ka ah wuxuu galka sawir ee Qur’aanka dhigay boggiisa hore ee facebook-ga–isaga oo ku hoos qoraya “Is-baddal Dunida badalay!” Sawirka uu dhigay bartiisa wuxuu helay taageero bulsho–halkaas oo raadato ku dhow 38,614 ay Likes u saareen, halka 4313 ay wadaageen sawirka. Adeegsade facebook-ga kamid ah oo lagu magacaabo Hiba B Dakkak waxay kitaabka Qur’anka ku tilmaantay mid sal u ah rabshado iyo xasuuq. Hayeeshe, Coelho ayaa gaashaanka u daruuray oraahdeeda. Isaga oo yiri: Tani ma ahan run. Waxaan ahay Kiristaan. Waxaana qarniyo badan aan dadku ku cabiidsan jirnay caqiidadeenna. Waxaynu galnay gaboodfallo ka dhan ah Aadanimada. Waxaynu hor-joogsanay ilbaxnimada dunida sida Galileu. Marka yeynu dhaleeceyn diin. Aynu dhaleeceyno kuwo suurad-xumeynaya. Jawaabta uu ka bixiyay oraahda Hiba waxay soo jiidatay kasbashada 7200 oo raadato ah inay like-saaraan. Isha: Himilonews.com Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleRumeyso ama Diid Halkan waa magaalada ParisNext articleWAX KA BARO NOLOSHA GOODIRKA Zakariya RELATED ARTICLES Dunida Muslimka “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Dunida Muslimka Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Dunida Muslimka Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 Xildhibaan ku baaqday in Carruurta Muslimiinta Madrasadaha dhigta ay qaadaan Amaanta Sanamyada! September 21, 2026 Load more Recent Comments