crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Rumeyso ama Diid Halkan waa magaalada Paris | HimiloNetwork

Rumeyso ama Diid Halkan waa magaalada Paris

Muqdisho (Himilonews) – Haddii kaamirooyinka dunida soo qabtaan xerooyin barakacayaal oo Afrika iyo dunida Muslimka ah ku yaalla, kaamirada runta ee reer Galbeed dhulkooda kasoo sawiraan ma ahan sida badi kaaga muuqata daaraha iyo waddooyinka cagaaran ee faras-magaalayaashooda oo kaliya.  
Waxaa jira nolol ka liidata midda Afrika taalla oo ay ku nool yihiin barakacayaal caddaan Yurub ah. Taas oo hoy-xumo iyo hunguri la’aan ay kula nool yihiin. Dawarsigu waa caadi. Mana ahan wax dhexooda laga qaayibo. 
Mid taas lamid ah waa caasimadda Faransiiska ee Paris oo lagu magacaabo quruxda Yurub. 
Bal nala eega sawirada aan kasoo xiganay mareegahooda kuwaas oo tilmaamaya inay kuwani yihiin barakacayaal Roman ah oo deegaan ka waayey magaalada Paris kuwaas oo ku nool hareeraha dhabbe-bireed-halkaas oo ay ku helaan kaalmo iyo deeq, siday ku tilmaamaan, ka duwan midda Afrikada madow lagu ceebeeyo. 
Balse wax walba oo deeqdaas loogu yeeraba, wali ma dhaafsiisna Yabooh.
 b c d c
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!