Muqdisho - Magaalada Nairobi waa caasimadda dalka Kenya. Waxaa ku nool dad ku dhow laba malyuun oo isugu jira Kenyaati iyo shisheeye.
Soomaali badan ayaa...
Minnesota, USA (Himilonews) - Idaacaddii ugu horreysay ee ku hadasha af-Soomaali ayaa laga sii daayay magaalooyinka mataanaha--taas oo Soomaalida ka caawin doonta inay caruurtooda...
Adis Ababa - Ururka ugu weyn QM ee Africa oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan UNECA ayaa Jimcihii sare uga taagay calanka dalka Falastnin magaalada Adis...
Moscow, Ruushka (HIMILONEWS) - Nin aan la heyb tilmaamin ayaa guursaday sabaayad "Pizza" kadib jeer uu ku daalay noqoshada kali ahaaneed.
Xafladda arooska ayaa ka...
Muqdisho (Himilonews) - Caalamiyan Maalinta Macalimiinta Aduunka ee “ World Teachers’ Day” ayaa waxaa markii ugu horreysay la xusay 5th bishii October ee sanadkii...
Muqdisho — Madaxweynaha dalka Bolivia, Evo Morales ayaa ku dhawaaqay toddobaadkii hore in Israa’iil ay tahay dalka argagaxiso ah oo dhibaato kawada marinka Gaza...