crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Shanta meelood ee ugu xun ee Nairobi looga noolaado | HimiloNetwork

Shanta meelood ee ugu xun ee Nairobi looga noolaado

Muqdisho – Magaalada Nairobi waa caasimadda dalka Kenya. Waxaa ku nool dad ku dhow laba malyuun oo isugu jira Kenyaati iyo shisheeye.

Soomaali badan ayaa ku nool dalka Kenya caasimaddiisa Nairobi halkaas oo ay xirfado kala duwan kaga jiraan howl-maalmeedkeeda.

Nairobi waa magac asalkiisu yahay af-Maasai oo marka la micneeyo noqonaysa “kobtii qabowga laheyd.” Caadiyanna, waa sax oraahdaas. Nairobi waa magaalo cimilo qabow ku hoos nool. Mana jiro kuleyl la tilmaamo oo magaalada ka jira.

Hadaba, haddii aad ku cusub tahay ama aad filayso inaad maalin un booqato magaalada Nairobi, Himilonews.com, waxay kuu soo ban-dhigaysaa meelaha halista ah ee ay habboon tahay in qof kasta uu ka foojignaado.

Halkan waxaynu idin kugu soo gudbinaynaa shanta goobood ee ugu halista badan Nairobi:

  1. Nairobi West 
  2. North
  3. Lunga Lunga
  4. Kawangware (Congo) 
  5. Githurai 45

Isha: Himilonews.com

Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com

 

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!