Monthly Archives: November, 2015

Daadad saameeyey Soomaali badan

Muqdisho - Ku dhawaad 90,000 oo Soomaali ah ayaa waxaa saameeyey daadad ka dhacay gobollada qaar ee dalka. Tira taas kamid ah oo ku...

Ma dhamaado Caashaqu!!

Xeebta Jaceylka, Soomaaliya – Maalin ayaa waxaa is jeclaaday wiil iyo gabar dhalin yaro ah. Wiilku wuxuu kasoo jeeday qoys sabool ah. Marka gabadha...

Waji walba wuxuu tebiyaa sheekadiisa

-Waji walba wuxuu tebiyaa sheeko- Muqdisho – Jacqueline Saburido waxay qaadaneysay fasax jaamacadeed markii ay timid Maraykanka si ay u barato Ingiriiska. Waxay ku sugneyd...

Nadaafad-darrida Xareed

Hawl-wadaag, Muqdisho – Nimcada roobku waa mid kamid ah sareedooyinka Ilaahay ugu deeqo makhluuqaadkiisa. Hayeeshe, marka nimcada roobku ay isku badasho nabar lagu rafaado,...

Gaalkacyo; guri gobannimo

Gaalkacyo, Mudug (Himilonews) – Sheekooyin dhowr ah ayaan ka heystay gobolka Mudug oo aan waligay dhaayaha kusoo arkin. Dharaaro kahor intaan u kicitimin Gaalkacyo,...

Siduu Islaamku ugu faafay Hindiya?!

Muqdisho (Himilonews) – Maanta, dhulkii la oran jiray bar-qaareedka Aasiya ee Hindiya, Pakistan iyo Bangladesh, waxaa ku nool wax ka badan 500 oo malyuun...

Most Read